“Waxyaabaha aan doonayo inay maxkamadaha hoose ka muuqdaan waxa ka mid ah, guddoomiyeyaashu maaha inay garsoorayaal noqdaan..” Aadan Xaaji Cali
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali Ayaa dardaaran u jeediyay guddoomiyayaasha iyo garsoorayaashii dhawaan gudida cadaaladu ay soo magacaabeen, waxa uu gudoomiyahu ku waaniyay...
Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Xilal Cusub
Hargeysa(SLpost )-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay xilal cusub oo ay ku jiraan qaar ka mid ah guddoomiyayaasha gobollada...
Natiijada Kulan Dhexmaray Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ballan-qaad u sameeyey hay’adaha Warbaahinta iyo Suxufiyiinta Dacwadahoodu galaan Maxkamadaha dalka Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA...
Xildhibaan Ka Soo Jeeda Bariga Sanaag Oo Ka Qaylo-dhaan ka diray Abaaro Deegaanadaas Ku Dhuftay
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud oo ka mid ah xildhibaanada laga soo doorto bariga Sanaag ayaa xukuumadda iyo haayadaha caalamiga ah ka dalbaday in dadka deegaanada...
Marwada Madaxweynaha Oo Warbaahinta Ka Dalbatay Inay La Shaqeeyaan
Hargeysa(SLpost)-Marwada madaxweynaha Aamina Maxamuud Jirde ayaa warbaahinta ka dalbatay inay kala shaqeeyaan barnaamjika Carmma oo ay haayada UNFPA ugu masuul tahay, baraamijkan ayaa ah...
ASKARTU MA ADDOOMAA
Ilaahay csw markuu dadka abuurayay wuu isku sakhiray iyo weliba xayawaanka. Waxyaabaha ugu waa weyn ee ilaahay noo sakhiray waxa ka mid ah askarta....
Wasiirka Duulista oo Ka Hadlay Xujaajta Somaliland iyo Kuwo Dalalka Jaarka Ah Oo Toos Uga Tagaya Hargeysa
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka duulista iyo hawada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay xujaajta sanadkan tagaaya xajka oo toos uga bixidoona madaarka Cigaal ee magaaladda Hargeysa. madaarka ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

