HomeMarwada Madaxweynaha Oo Warbaahinta Ka Dalbatay Inay La Shaqeeyaan

Marwada Madaxweynaha Oo Warbaahinta Ka Dalbatay Inay La Shaqeeyaan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Marwada madaxweynaha Aamina Maxamuud Jirde ayaa warbaahinta ka dalbatay inay kala shaqeeyaan barnaamjika Carmma oo ay haayada UNFPA ugu masuul tahay, baraamijkan ayaa ah in hooyada uurka leh laga badbaadiyo inay isku dhimato.

marwada madaxweynu waxay si aad ah ula kaftantahay warbaahinta iyada oo ka dalbatay inay dalka arimhiisa wanaagsan ay bulshada u soo badhigaan, marwada madaxweynaha oo arimahan ka hadlaysay waxa hadaladeeda ka mid ahaa “Hadii ay Addan tahay, hadii wasaarada shaqada iyo arimaa bulshada, wasaarada caafimaadka iyo saxaafadaba inay ila shaqeeyaan, saxaafada iyada ayaa ugu muhiimsan waxaanan doonayaa inaad arintaas igala shaqaysaan, inamada aan eedada u ahay ee saxaafada waxaan odhanayaa mudooyinkanba abaar ayaynu ka cabanaynay, roobkii ayaa ina helay oo Hargeysa mid culus baa ku da’ay, tilifishan ayaan daawaday oo qodobada warkiisu waxa weeye Hargeysa oo qashin is tuulay hada muu odhan abaarii oo inaga jabay, jaraa’idadana laba kamid ah waxay subixii ku soo baxeen dariiqyadii Hargeysa oo buuro qashin ah ay tuulan yihiin iyo dawladii hoose meeday, inta aynu dharkeena wasakhda ah dibada ku wadhayno miyaynu inteena wanaagsan soo horaysiino, eedo imika borogaraamkan kaarma igala shaqeeya.”

Halkan Ka Daawo iyada oo Muuqaal Ah

https://youtu.be/WuP0ikeFRTU

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories