Home“Waxyaabaha aan doonayo inay maxkamadaha hoose ka muuqdaan waxa ka mid ah,...

“Waxyaabaha aan doonayo inay maxkamadaha hoose ka muuqdaan waxa ka mid ah, guddoomiyeyaashu maaha inay garsoorayaal noqdaan..” Aadan Xaaji Cali

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Prof.-Aadan-Xaaji-CaliHargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali Ayaa dardaaran u jeediyay guddoomiyayaasha iyo garsoorayaashii dhawaan gudida cadaaladu ay soo magacaabeen, waxa uu gudoomiyahu ku waaniyay inay la yimaadaan hal abuur ay wax kaga qabanayaan goobaha kala duwan ee maxkamada.

waxa uu gudoomiyahu hadalkan ka jeediyay kulan wasiirka cadaalada iyo isagu ay la qaateen xubihii dhawaan lagacaabay iyo kuwii laysku badalay waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi,“Haddii qof meel iska yuururro isaguna wuu ku baaba’aa, had iyo jeer-na dhaqdhaqaaqu barako iyo faa’iiddo ayuu keennaa, markaa saddexda Guddoomiye ee ila fadhiya iyo kuwa kale ee Xilalkoodda la wareegi doonnaba waxaan kula dardaar-mayaa inay la yimaaddaan halabuur iyo afkaar cusub, waayo qofka marka meel loo dhiibo isagaa masuulka koowaad ah, markaa waa inaad lahaataa halabuur iyo hiigsi is-bedel oo aad doonaysid inaad gaadho, maaha inaad iska fadhido uun.

Gorsoore kastaa waa innuu halabuur la yimaaddaa, maaha inaad cid ka sugto, waxyaabaha aan doonnaayo inay Maxkamaddaha hoose ka muuqdaan waxa ka mid ah Guddoomiyeyaashu maaha inay Garsoorayaal noqdaan, innuu konton dacwadood sito maaha, waa innuu meel fadhiisto oo garsooreyaasha maamulo, oo bulshaddu wakhti u hesho inay cabasho soo gaadh-siin karraan oo garsoorka, kaaliyaha iyo shaqaalaha kaleba looga caban karro,markaa waa inay dacwaddaha uu qaadayaa yarraadaan, waa inaad ka jawaabi kartaa cabashooyinka bulshaddu.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories