HomeGuddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Xilal Cusub

Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Xilal Cusub

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa(SLpost )-Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay xilal cusub oo ay ku jiraan qaar ka mid ah guddoomiyayaasha gobollada iyo xubno ku soo kordhay madaxda xarunta dhexe ee xisbiga.

Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa wareegto uu soo saaray shalay waxa uu ku magacaabay guddoomiyayaash KULMIYE ee shan ka mid ah gobollada dalka, halka laba masuul oo kale loo kala dhiibay warbaahinta iyo xidhiidhiyaha gobollada ee xisbiga.

War-saxaafadeed oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha KULMIYE oo lagu baahiyey magacaabistaasi, waxa uu u dhignaa sidan;

“Ku: Amiin Muuse Xirsi                    Gabiley

Ku: Xasan Cabdillaahi Xirsi             Burco

Ku: Axmed Ismaaciil Jaamac          Borama

Ku: Maxamed Cawad Faarax           Ceerigaabo

Ku: Axmed Maxamed Daadey          Laascaanood

Ku: Saalax Muxumed Idiris             xarunta dhexe ee xisbiga

Ku: Cali Jaamac Maxamed               Xarunta dhexe ee xisbiga

Og: Sahal Aadan Maxamed              Burco

Og: Muuse Carab Dugsiiye              Awdal

Ujeeddo: Magacaabid xilal

Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 01/09/2015, waxa loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran mid walba xilka ku hor qoran.

  1. Amiin Muuse Xirsi                –   Guddoomiyaha Gobolka Gabiley
  2. Xasan Cabdillaahi Xirsi         –   Guddoomiyaha Gobolka Togdheer
  3. Axmed Ismaaciil Jaamac     –   Guddoomiyaha Gobolka Awdal
  4. Maxamed Cawad Faarax     –   Guddoomiyaha Gobolka Sanaag
  5. Axmed Maxamed Daadey    –   Guddoomiyaha Gobolka Sool
  6. Cabdillaahi Maxamuud Guray – Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Sool
  7. Jaamac Dheeg Cartan           –  Xoghayaha Gobolka Sool
  8. Saalax Muxumed Idiris (Shiine) – Xidhiidhiyaha (Co-ordinator) Gobollada iyo xarunta Dhexe ee xisbiga KULMIYE
  9. Cali Jaamac Maxamed      – Madaxa warbaahinta (media) ee xarunta xisbiga KULMIYE.

Guddoomiyayaashii horena waxa looga mahadcelinayaa sidii wanagsanayd ee ay noola soo shaqeeyeen, iyaga oo soo gali doona xarunta dhexe ee xisbiga.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories