HomeASKARTU MA ADDOOMAA

ASKARTU MA ADDOOMAA

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Ilaahay csw markuu dadka abuurayay wuu isku sakhiray iyo weliba xayawaanka.  Waxyaabaha ugu waa weyn ee ilaahay noo sakhiray waxa ka mid ah askarta. Waa waxa wadan wadan kale kaga hormaro waa HUMAN RESOURCE-KA ugu muhiimsan. Waxa isaga dartii habeen walba u seexano, waa waxa sababay inaynu meherado waa weyn furano, waa waxa sababay inaynu iskuulu iyo jaamacado furano, waa waxa sababay inaynu habeen badhka socono. Ma dadka caynkaasaa ayaa istaahila inaynu u gacan qaadno, ma dadkaasaa istaahila inaynu cay u quudhno.

       Ayaan darrada ugu weyn ee dadkayga hayastaa waa MUWAADINNIMO LA AAN dadkaygu muwaadiniin maaha.

     Iska soo qaad akhriste adiga oo askari ah hadii dhagxaan

iyo budhadh lagula dhaco maxaad sameyn laheyd? Maad fadhiisan laheyd oo aad sugi laheyd inta aad u dhimanaso? Haddi qori lagusoo qaato oo laguugu ridayo kaaga mad faroorin laheyd. Wax aan la yaabay ayey aheyd mar aan TV-ii ka daawanayay nin masuula oo daafacayay wiil inta uu qori sooqaatay askartii ku ridaya iyaguna ay iska difaacayeen oo ku doodaya maxaa uu askarigu uga horeynayaa oo uu wiilku ka horeeyo ilaah baan kugu dhaarshee hadaad adiga ahaan laheyd maxaad sameyn laheyd?. War askartu waa inaga dad circa kazoo dhacay maaha waa adeeraden iyo abtiyashen war maxaynu u xumeynaynaa, war aynu wanaajino.

   Waa 2:00 duhurnimo waa wadada wadnaha ee hargeysa askari ayaa wadada dhinaceeda taagan isna waxa ag taagan nin shacaba labada waxey rabaan baabuur lift( sii tuura) ku qaada cidi uma joojinaso kii ugu naxariista badnaa ayaa istaagay ninkii shacabka ahaa ayuu qaaday askarigii ayaa is yidhi adna fuul hayga soo fuulin ayuu yidhi  bal ilhaaban kugu dhaarshee hadii ninkaa shacabka ah lagaa qadarinayo oo aan dirayskaga la tixgelinayn maxaad sameyn laheyd? Waxa hubaal ah inad direyska bartaa ku bixin laheyd.

    Habeen walba inaga oo sii hoyanayna oo guryeheenii iyo gogoshii diiranayd kusii socona ayay iyaguna dhaxanta usoo ban baxaan oo guryahoogii iyo ehelkoogii ka imanayaan.

War askarteena ayanu ilaashano iyagaynu wax ku nahay iyagaynu ku hadhsanaa askartu malaa ig maaha khalad wey geli karaan intaas oo qof oo shacab ah ayaa qof shacab ah dila iyaga tooda maxaa gaar ka dhiga war haloo tudha askarta

 

Khadar ismaaciil haybe

Khadar161@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories