Shirkadaha Dahabshiil Group Oo Xadhigga Ka Jaray Adeegyadda Somtel Iyo eDahab Ee Puntland.
Garoowe (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Xalay xadhigga ka jaray isticmaalka adeegga isgaadhsiinta ee shirkadda Somtel iyo adeegga xawaaladda...
Ururka SSJW Oo Garsoorka Ugu Baaqay Inay Dabaqaan Xeerka Saxaafadda, Laanta Dambi-baadhistuna faraha kala baxdo Arimaha Dacwad-Oogista ee Warbaahinta
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Iyo Qoreyaasha Madaxa Banaan Ee Somaliland,Somaliland Society for Independent Journalists and Writers( SSJW ), aya Gudida Cadaaladda iyo hayadaha Garsoorka...
Daawo: Xafiiska Imtaxaanaadka Oo Ku Dhawaaqay Natiijooyinka Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare
Hargeysa (SLpost)-Wasaarada waxbarashada iyo xafiiska imtaxaanaadka ee Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada imtaxaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyaada dhaxe iyo dugsiyada sare,...
Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Uga Digay Inay Somaliya La Wadaagaan Xeerka ay Isgaadhsiinta U Samaysanayso
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha iyo is gaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa shirkadaha isgaadhsiinta ee Somaliland ka shaqeeya uga digay inay wax talo ah ku yeeshaan xeer...
HEESTA:-AHMED CEEGAAG SHUKRI ISHUMI HEYBIS 2015
https://youtu.be/hoZI4bfeIac
Turkiga Oo Xusay 93 Guurada Dagaalkii Ay Ku Jabiyeen Giriiga iyo Reer Yurub
Ankara(SLpost)-Dalka Turkiga ayaa sanad guuro dhoolatus ciidan ah u sameeyay 93 guuradii ka soo wareegty wakhtigii ay jabiyaan dalka Giriiga iyo isbahaysigii reer Yurub...
Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa 3
Arrinta xiisaha lihi waxa ay tahay in wasaaradda NABADDU si ay raciyadda u fahamsiiso, in magaceeda iyo hawlaheedu aanay isburinayn ay bilowday in ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

