Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

85 Qof Oo Ku Dhintay Wiish ku Soo Dumay Xaramka

  Makka(SLpost)-Ugu yaraan 85 qof ayaa ku dhintay masaajidka weyn ee magaalada Makka kadib markii wiish uu ku dumay dhismaha masaajidka. Saraakiisha Sacuudiga ayaa sheegay in...

Weligaa belaayo ma ku heshay?!

  Caweys dhexe oo gudcur ah ayay ahayd. Dhulku waxa uu ahaa madow aan geedka iyo bahalka si fudud loo kala garan Karin. Waxa ay...

Jamaal Cali Xuseen Oo Shacbiga Ugu Baaqay Inay U Diyaargaroobaan Inay Xukuumadda Ka Difaacaan Wareejinta Haamaha Shidaalka

  Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid jamaal Cali Xuseen, ayaa shacbiga reer Somaliland ugu baaqay hadii mooshin haamaha lagu wareejinaayo golaha wakiilada...

Guddoomiyahii Xisbiga Kulmiye ee Togdheer Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Qaabkii Xilka Laaga Qaaday Guddoomiye Muusena Ugu Baaqay Inuu Ka Laabto

  Burco(SLpost)-Guddomiyii xisbiga Kulmiye ee gobalka Todheer ee dhawaan xilka laga qaaday Sahal Aadan ayaa guddoomiye Muuse Biixi xilka qaadistii uu ku samaayey ugu baaqay...

Dalxiiskii boorama

  Markaad ku soo dhawaato magaalada Boorama ishaadu waxay ku dhacaysaa buuro dhaadheer oo gar ka gar sinta isku haya,bandarkana ku gadaama.Inta aanad magaalada soo...

Maraykanka Oo Iskudiyaarinaya Inuu Dib U Dajin Siiyo Toban Kun Oo Qaxoontiga Suuriye Ah

  US(SLpost)-Madaxweyne Barack Obama ayaa waxa uu ugu baaqay Mareykanka in uu isu diyaariyo in uu sanadka soo socda aqbalo ugu yaraan 10,000 oo qaxooti...

Mo Farah iyo Mirqaanka Qaadka

London(SLpost)- Orodyahanka reer Somaliland  ee u ciyaara Britain haystana Horyaalka Orodka Adduunka, Mo Faarax oo Warbaahinta Britain la hadlay ayaa sheegay inuu hal mar...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img