“Hadii baarlamaanku yeesho laba gudoomiye waxa suurta gali karta in laba madaxweyne la sameeyo..”Guddoomiye Cirro
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiramxaan Ciro oo dagaakii gacan ka hadalka ahaa kadib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hadii golaha wakiiladu uu yeesho laba...
War Deg Deg Ah Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Gudoomiye Cirro iyo Kuxigeenkiisa ku Dhex Maray Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada
Hargeysa(SLpost)-Dagaal gacan ka hadal ah ayaa ku dhexmaray golaha wakiilada fadhigii maanta oo loo balansanaa mooshin kale oo xukuumadu ay soo abaabushay lana doonayay...
Ma Guurtida, Wakiilada ama Xukuumadaa hortaagan aqoonsiga Somaliland iyo Cadaalad la helo, mise Shacabka?
Qofwalba markuu xanuun dareemo waxuu xalkiisa u doontaa dhakhtarka ugu haboon, isla markaana u isticmaala daawada uu siiyo, sida loogu tilmaamay, haddaba, akhristow...
Buug Laga Qoray Halgamaa Faarax Oomaar Oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigy
Hargeysa(SLpost)-Buug laga qoray halgamaagii reer Somaliland ee Faarax Oomaar ayaa si balaadhan loogu soo bandhigay xaflad lagu qabtay hotel Guuleed magaaladda Hargeysa. Buugan oo lagu...
Hungary: Lacag hala siiyo deriska Suuriya
Hungary(SLpost)-Ra'iisul wasaaraha Hungary, Victor Orban, ayaa sheegay inuu ka doonayo dalalka kale ee xubnaha ka ah Midowga Yurub in ay lacag dhan 3 bilyan...
MAKKAH: Tirada Dhimashada iyo Dhaawaca Xujaajta oo sii korodhay iyo Waddamada ay u dhasheen qaarkood oo la shaaciyey (SAWIRRO)
Mecca (SLpost)- Ilaa Inta la ogyahay 107 Qof oo xujaaj ah ayaa ku geeriyooday in ka badan 230 oo kalena way ku dhaawacmeen gudaha...
Sheekh Aadan Siiro oo Ka Hadlay Sida Xukuumadu Uga Gaabisay Teerida Agoonta
Sheekh Aadan Siiro oo Ka Hadlay Sida Xukuumadu Uga Qaabisay Teerida Agoonta Somaliland iyo wax u qabshadooda https://youtu.be/mIA0x_IcCOc
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

