Home“Hadii baarlamaanku yeesho laba gudoomiye waxa suurta gali karta in laba madaxweyne...

“Hadii baarlamaanku yeesho laba gudoomiye waxa suurta gali karta in laba madaxweyne la sameeyo..”Guddoomiye Cirro

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiramxaan Ciro oo dagaakii gacan ka hadalka ahaa kadib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hadii golaha wakiiladu uu yeesho laba gudoomiye dalkana loo samayn doono laba madaxweyne.

Gudoomiyaha ayaa sida oo kale shacbiga ka raali galiyay dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee golaha ku dhexmaray isaga oo iyo ku xigeenkiisa oo uu ku tilmaamay mid isticmaalaya awood aanu lahayn, waxaanu isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi“Shacbiga reer Somaliland iyo golahaba waxaanu ka raaligalinaynaa waxii ka dhacay golaha maanta ee ahaa sharcidarada, golahu waxa uu ku jiray hawlmaalmeedkiisii caadiga ahaa waxaana socday doodii xeer hoosaadka, mooshin ayaa la keenay waxaanuna marinay sharciga, waanu akhrinay ujeedadii mooshinka iy mudanayaashii soo qorayba, hasa yeeshee golahu waxa uu leeyahay xeer hoosaad oo waanu ku dabaqnay waxaanu tilmaaamayaa mooshin la keenay kalfadhigan in aanu isla isagii la soo celin karin, qodobka 43 faqrasiisa labaad oo ahayd ( lama furi karo mooshin hadii arinta uu ka hadlayaa uu golahu ka dooday isla kalfadhigaas), lataliyaha sharciga waanu u gubinay isaguna sidaas ayuu sheegay, lama diidin mooshinka ee waxaanu nidhi waxa uu anasax yahay in la keeno kalfadhiga kale,laakiin waad arkayseen khasab ayaa la doonayay in lagu mariyo golaha oo ah sharci daro, waxaad arkayseen gudoomiye ku xigeenkii koowaad oo awood aanu lahayn isticmaalaya, shirgudoonka waxa gudoomiya gudoomiyaha marka uu joogo, bal marka aan maqanahayba ha gudoomiyee maanta waad arkayseen waxa uu halkaas ka samaynaayay waxay ila tahay waxuu kaligii ku yahay maaha.”
waxa uu Cirro ku ganay madaxweyne Siilaanyo“Hadii sharci daro lagu socdo oo uu baarlamaankii yeesho laba gudoomiye waxa suurta gali karta in laba madaxweyne la sameeyo.”

 

Hargeysa Somaliland

Somalilandpost

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories