Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Baashe Maxamed Faarax Oo Ka Hadlay Sababta Uu Ka Bilaabmay Dagaalka Uu Cirro La Galay

Hargyesa(SLpost)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay sababta ay isku gacan saareen gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro.   Baashe Maxamed Faarax oo...

Suldaan Sanbayste iyo Siyaasiyiin Kale Oo Xukuumada Ku eedeeyay Dagaalkii Wakiilada

Suldaan Sanbayste iyo Siyaasiyiin Kale Oo Xukuumada Ku eedeeyay Dagaalkii Wakiilada https://youtu.be/VI39DHQ6Srg

Dagaalka dantaguud!

  Golaha wakiillada jamhuuriyadda Somaliland waa gole shacab oo la doortay waajibaadkooduna yahay dheeli tirka dhadhaarada kale ee qaranku ku unkan yahay, waajib ka wuxuu...

Halkan Ka Daawo Dagaalka Gacan Ka Hadalka Ah iyo Aragtida Xildhibaanadaba

Hargeysa(SLpost)-Waxa maanta gadaal gacan ka hadal ah uu ku dhex maray golaha wakiilada gudoomiye Cirro iyo ku xigeenkiisa kadib markii ku xigeenkiisu uu ka...

“Hantida umadda waa la badbaadinayaa, Cirrona maanta ayuu muujiyay inuu madaxweyne u qalmo..”Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh

  Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa warbaahinta u sheegay inay ka gilgisheen in hantida umadda la wareejiyo,waxaanu gudoomiye Cirro ku tilmaamay mid maanta uu...

“Madaxweynaha rasmi ah ee uu dalkani yeeshay inuu yahay gudoomiyaha golaha wakiilada..”Xildhibaan Buubaa

  Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Ibraahim Mahadi Buubaa gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada ayaa sheegay in dalka uu madaxweyne ka yahay Cirro isaga oo ku sababeeyay...

“Weligay wax Kulmiye ka liita oo ka boob badan maan arag…”Jamaal Cali Xuseen oo Ka Hadlay Dagaalka Golaha Wakiilada

  Hargeysa(SLpost)-Musharaxa xisbiga Ucid Jamaal CalI Xuseen oo ka hadlay dagaalkii gacanka hadalka ahaa ee golaha ku dhex maray gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa waxa uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img