HomeWar Deg Deg Ah Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Gudoomiye Cirro...

War Deg Deg Ah Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Gudoomiye Cirro iyo Kuxigeenkiisa ku Dhex Maray Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Dagaal gacan ka hadal ah ayaa ku dhexmaray golaha wakiilada fadhigii maanta oo loo balansanaa mooshin kale oo xukuumadu ay soo abaabushay lana doonayay in haamaha shidaalka lagu wareejiyo ganacsato.

11998020_903866646327699_1684832575_n 11950987_903866596327704_2033011238_n 11997340_903866512994379_689044891_n 11994329_903866619661035_2132564481_n

12004081_951870748234654_972138565980988230_n

 

Mooshinkan oo ay keeneen golaha wakiilada 38 mudane ayaa laga hor akhriyay fadhiga waxaana markaas ku sugnaa fadhiga 35 mudane oo kuwii keenay ah, gudoomiye Cirro ayaa intaas kadib golaha ka hor akhriyay xeer hoosaadka golaha qodobkiisa 43-aad faqradiisa labaad oo sheegaysa in aanu golahu mooshin isku mid ah ka wada doodi karin inta lagu jiro hal kala fadhi, waxaanu halkaas ka sheegay kala fadhiga dane oo noqonaaya sanadka danbe in mooshinkaas laga doodo doono,

Gudoomiye ku xigeenka koowaad Baashe Maxamed Faarax ayaa intaas kadib bilaabay inuu golaha ka hor hadlo, waxaana u diiday gudoomiye Cirro halkaas ayuuna ka bilawday dagaalka gacan ka hadalka ah, wax qasaare ah oo buuran kama dhacin dagaalkan marka laga reebo laba nabar oodhinaca bidix ka gaadhay gudoomiye ku xigeen Baashi Maxamed Faarax.

Waxyar kadib ayaanu halkan idiinku soo gudbin doonaa hadaladii laga yidhi iyo muuqaalka dagalkaas.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories