Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Xildhibaan Dheeg Oo Xukuumadda Mid Guuldaraysatay Ku Tilmaamay Baashena Dhaliilay

Hargeysa(SKpost)-Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan mudanayaasha golaah guuritida ayaa dhaliil u soo jeediyay xukuumada kuna tilmaamay inay xildibaano iyadu ay wadato ay soo abaabushay...

Warqad Furan Oo Ku Socota Gole Weynaha Baarlamaanka Somaliland

  Marka Hore Way Salaamanyihiin Guud ahaan Xubnaha Goolahe Weynaha Wakiilada Somaliland, Warqadan furan ee aan u diraayo goolaha ayaa Murtida ayey u jeedadeedu tahay...

Sooyaalka Calanka Soomaaliya Ee Buluuga Ah

  waxa jira dhawr doodood oo ku saabsan ciddii samaysay calanka buluuga ah ee ay wada lahaan jireen Soomaaliya iyo Somaliland, balse imika ku hadhay...

Guddoomiye Faysal oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhexmaray Guddoomiyaha iyo Kuxeenka Wakiilada

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ku dhexmaray golaha wakiilada guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa.   Faysal waxa uu...

“Maaha markii ugu horaysay ee Baashe xumaanta waa caadayste…” Cali Guray

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga Ucid Cali Guray ayaa guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Baashe ku eedeeyay in loo soo dhiibay inuu ku...

Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Dhexdhexaadin Ka Dhex Wada Shirgudoonka Wakiilada ee Is Farasaaray

  Hargeysa(SLpost)-Odayaasha golaha guurtida ayaa bilaabay dhexdhexaadin laga dhex wado guddoomiye Cirro iyo kuxigeenkiisa is faro saaray Baashe. Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebana Maxamuud Aadan ayaa labada...

Golaha Wakiilada Oo Fasax Galay,Gudoomiye Cirro Oo Aan Xafiiskiisa Soo Dhaafin iyo Waanwaanta Socota

  Hargeysa(SLpost)-Golaha wakiilada ayaa galay fasax ilaa iida inagu soo foodka leh dabadeeda. Fadhigan maanta uu golahu yeeshay oo ahaa mid xasaasiyadiisa wata waxa aan gudaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img