HomeGolaha Wakiilada Oo Fasax Galay,Gudoomiye Cirro Oo Aan Xafiiskiisa Soo Dhaafin iyo...

Golaha Wakiilada Oo Fasax Galay,Gudoomiye Cirro Oo Aan Xafiiskiisa Soo Dhaafin iyo Waanwaanta Socota

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Golaha wakiilada ayaa galay fasax ilaa iida inagu soo foodka leh dabadeeda. Fadhigan maanta uu golahu yeeshay oo ahaa mid xasaasiyadiisa wata waxa aan gudaha fadhiga soo galin gudoomiye Cirro iyo ku xigeenkiisa Baashe oo shalay dagaal ku dhex maray fadhigii golahu lahaa, waxaana shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaas Cali Yuusuf oo isagu aan shalay dagaalkii dhacay ka qayb ahany.

Wararka ka soo baxaaya xarunta golaha wakiilada ayaa sheegay in gudoomiye Cirro iyo ku xigeenkiisa ay dagaalameen shalay Baashe uu mid kastaaba ku sugnaa xafiiskiisa xarunta wakiilada, isla markaasna la doonyo maalmaha golahu uu fasaxa yahay in la wada hadashiiyo si golaha laysugu soo laabto iyada oo xal loo helay dagaalkii golaha ka dhex dhacay.

Waxase wali taagan mooshinkii ay keeneen xildhibaanada xukuumadda taageera ee wareejinta haamaha shidaalka oo ay mucaaradkuna si weyn uga soo horjeedeen, waxaana muuqata in aan khilaafka shirgudaanka golaha wakiilada wax xal ah oo buuran laga gaadhayn inta  uu meesha yaalo mooshinkii gacan ka hadalka sababay.

12023184_904553736258990_249505177_n

Xildhibaan Qabiile oo fadhigaas kadib warbaahintu ay wax ka waydiisay xaalka golaha waxa uu si kooban u yidhi“Dharibaa dabka laga qaadaa oo la qaboojiyaa markaas golahu dharigaas kama liito waanna  qaboojinaynaa.”

Xildibaan Xuseen Maxamed Cige ayaa ayaa isaguna sidan u sheegay warbaahinta “Golahii waxa la yidhi ilaa inta iida ka horaysa halayara xidho, marka la soo noqdona halkaas ayaanu hawsha ka sii bilaabaynaa.”

Hadal haynta dagaalkii shalay dhex maray gudoomiye Cirro iyo ku xigeenkiisa Baashe ayaa noqday mid ku faaftay guud ahaan Somaliland, waxaana aad ku arkaysaa goobkasta oo dad isugu yimaado hadal ahaynta arintaas.

Hargeysa Somaliland

Somalilandpost

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories