Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Xaglatoosiye iyo Waraysi Xaasaasi Ah Daawo

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka caafimaadka Saleebaan Xaglatoosiye ayaa waraysigan kaga hadlay waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin SSC iyo halka ay ku danbaysay, doorashooyinka deegaankaas uu...

Xuduuda Jarmalka oo la adkaynayo

  Jarmalka(SLpost)-Wasiirka arrimaha gudaha ee Jarmalka aya sheegay in la adakayanayo xuduudaha jarmalka kadib markii tiro badan oo muhaajiriin ahi ay soo galeen dalka Jarmalka. Thomas...

Garoowe:-Ciidamo Ka Gadooday Mushahar La’aan

Garoowe(SLpost)-Qaar ka tirsan ciidanka gadoodka sameeyey ayaa VOA u sheegay in aysan mushaaraad helin in badan labo sano, iyadoo rasaas laga maqlay gudaha xerada...

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Muranka iyo Gacankahadalka Golaha Wakiilada

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka xidhiidhka golayaasha ee xukuumadda madaxweyne siilaanayo ayaa iska fogeeyay inay faro galin ku hayaan golaha wakiilada Somaliland. halkan ka daawo warkaas https://youtu.be/ZU3HDwNhapA

Wafti Ka Socda Imaaraadka Oo Madaarka Berbera Lagu Soo Dhaweeyey

Berbera(SLpost)-Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Maxamed Kit oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee qasriga madaxtooyada Isutagaga imaaraadka carabta, ayaa maanta ka soo degay...

Obama Oo Si Ka Baxsan Baratakoolka Guriga Cad Ee Soo Dhoweynta Martida U Qaabilay Boqorka Sucuudiga

Washington (SLpost)- Baratakoolka (Anshaxa) soo dhoweynta madaxa ee Guriga Cad ee Maraykanka ayaa madaxweynaha dalka faraya in martida uu Guriga Cad ku soo dhoweynayo...

Iska hor imaadka masjidka Al Aqsa

Qudus(SLpost)-Iska horimaad ayaa ka dhacay masaajidka Alaqsa ee magaalada Qudus, halkaasi oo booliska Isalariiliyiita iyo dhalinyarada falastiniyuuntu iskaga hor yimadeen. Wax yar uun ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img