HomeGuddoomiye Faysal oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhexmaray Guddoomiyaha iyo Kuxeenka Wakiilada

Guddoomiye Faysal oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhexmaray Guddoomiyaha iyo Kuxeenka Wakiilada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ku dhexmaray golaha wakiilada guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa.

 

faysalFaysal waxa uu eeda saaray guddoomiye ku xigeen Baashe Maxamed Faarax oo uu ku tilmaamay mid aan si wanaagsan u dhaqmin,waxaanu isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Wixii wakiilada shalay ka dhacay waxay dusha ka saarantahay boqolkiiba sideetan guddoomiye ku xigeenka,sida uu u macaamilay si odaynimo ah iyo si sharci ah midna ma ahayn, guddoomiyahu sharcigooda ayuu cuskaday, isaga oo sheegay hadii mooshinku uu fadhigan ku dhaco in ka danbe la keeno, arintu halkaas ayay ku dhamayd laakiin in mikirifoonka la qabsado oo lagu dagaalamo, guddoomiye ku xigeenka ayay dusha ka saarantay, guddmiyahuna gacanta ayuu ku horeeyay ayaa la yidhi, markaynu dhab ahana eegno waxani waxay u dhacayaan waa sababo badan, sharcigeenu waxa uu qorayaa inuu baarlamaanku yeesho guddoomiye iyo laba ku xigeen, guddoomiyahii way badaleen oo waxay u badaleen shirgudoon, aduunka ma jirto baarlamaan sadex nin ay hogaamiyaan sidii maxkamadii, Cabdiraxmaan shalay waxa uu yidhi ma yeelanayo golahu laba guddoomiye, sadexbaabu leeyahay ee hadii ay ku kala duwan yihiin inuu marka horeba ogalaado maaha.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories