Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

KENYA: Macallimiintii ka Cararay Waqooyi Bari Kenya oo ka Hawl-galay Deegaanka Kilifi

Kenya (SLpost)- Toddobaatan ka mid ah macalimiintii wax ka dhigi jiray dugsiyada hoose iyo kuwa sare ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya, ayaa u...

Muxuu Wasiir Biixi ka yidhi in Xumadda Loollanka KULMIYE ka baajisay safarka Madaxweynaha ee Ireland iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay sababata uu uga hadhay hadhay weftiga uu hoggaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo dorraad...

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Muxaadaro ku sharraxay Aqoonyahanka iyo Kaalinta uu Bulshada ku leeyahay

DAAWO Muxaadaro Cusub oo Sheekh Mustafe XAaji Ismaacil ku sharraxay Cidda uu yahay ama Qofka Aqoonyahanka ah iyo nooca ay tahay Kaalinta uu Bulshada...

Hala Sii Daayo oo xorriyadooda haloo soo celiyo Fanaaniinta Xiddigaha Geeska iyo inta dulmiga ku xidhanba! – W/Q. Ifraax Cali Kirix

Dawladan hada wadanka ka talisa ee uu madaxwaynaha ka yahay mudane Axmed Maxamed Maxamuud ka hor intaanay ku guulaysan doorashoyinkii sanadkii 2010ki waxa jiray...

Aragtidayda Ololaha Cidhibtirka Qabyaaladda:

      Dharaarahan goloyaasha bulshadu isku aragto waxa ka aloosan olole la sheegay in lagu cidhibtirayo qabyaaladda. Shaacinta barnaamijkani wax ay ka dambaysay ka markii wasiir...

Wasiirka Kaluumaysiga Oo Ka Hadlay Weerar khasaare sababay Oo Ciidamada Maamul-goboleedka Puntland Ka fuliyeen Gudaha Somaliland

Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Cali Faarax Buureed, ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo ku...

Dacwaddii U Dhaxaysay Jaamacadda Hargeysa Iyo Jaamacaddii Magaceeda La Baxday Oo La Soo Afjaray

  Hargaysa(SLpost)-Waxa Axaddii toddobaadkan si rasmi ah ay maxkamadda gobalka Hargeysa u soo gunaanaday dacwad u dhaxaysay jaamacada Hargeysa iyo jaamacad kale oo la baxday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img