HomeBaryootan, Naxariis iyo Ixtiraam Cidi Shaqo Iskuma Siiso.

Baryootan, Naxariis iyo Ixtiraam Cidi Shaqo Iskuma Siiso.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Dad ayaa marka ay qortaan shaqo banan, waxa ay ku qoraan warqadooda codsiga ama ay ku hadlaan, hadal baryootin u eeg oo ay ka mid tahay, “waxa an si naxariis leh ama xushmad leh idiin ku soo gudbinayaa ama idiinka codsanaya”. Waa hadal wanaagsan, balse shaqada ma khuseeyo. Qofka sidan wax u qora ama u hadla, waxa laga qaataa fikir ah, qof aan xirfadda uu wataa aaney sareyn ama qof aan isku kalsooneyn.

Marka cid la shaqaaleysiinayo, yaa baahan. Qofkan joornaalka lacagta ka bixyey ee iidhehda ku soo qorey ee yidhi waxa loo baahanyahay qof sidaas ah, waa ayo. Adiga maaha qofkaasi. Qofkan dhibaatadu heysataa waa loo shaqeeyaha, qofka uu miciinka moodayaana waa adiga. Bal marka hore maskaxdaada taa u sheeg.

Qofka in loo shaqeeyo doonayaa waa qof buka oo kale, waxaanu doonayaa cid xanuunkiisan ka daweysa. Adigaagan shaqo doonka ihi, isu dhig inad dhakhtarkii daweynayey tahay. Adigii sidii bukhaan socodka ha u hadlin o ha baryootamin. Loo shaqeeyuhu marka uu codsigaaga akhriyo ama uu ku dhageysto, waa inu yidhaa iminkaan heley qofkii i daweyn lahaa.

Wey jirtaa oo dalkeena si maqluub u eeg ayaa meelaha qaarkood la isku shaqaaleysiiyaa. Balse adigu haku sar goosan waxaa qaldan ee sida fiican ee shaqo loo codsado ba

Maxamed Cali Bile

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories