Shirkadda FACEBOOK Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Afrika
Johannesburg, (SLpost)- Barta bulshadu ku wada xidhiidho ee FACEBOOK ayaa la sheegay in isticmaalkiisa dadka ku nool qaaradda Afrika ay kor u kacday muddooyinkii...
Wasiirro Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaaladda Burco
Burco, (SLpost)- Kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayo biyo balaadhinta Burco oo ay ka qayb galeen Wasiirro Maamulka gobolka Togdheer iyo degmada Burco masuuliyiinta...
Booliska Boorame Oo Qabtay Xildhibaan Soomaaliya Ka Yimi Oo Hargeysa Ka Soo Degay iyo Guddoomiye Ramaax Oo Ka Hadlay
Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa wasaaradda Arrimaha gudaha iyo waaxda Socdaalka ee Hargeysa ku canaantay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya...
Kulanka Tayeynta Shaqaalaha Dawlada oo la soo GaboGabeeyay
Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed Mixile Boqore ayaa shalay soo gabo gabeeyay Kulan hawleed lagu naaqishayay tayaynta Shaqaalaha Dawlada. HALKAN KA DAAWO:- https://youtu.be/3O3oSx2l4Rc
Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inay Cuna-qabatayn Saartay Lix Sarkaal Oo Reer Koonfur Suudaan Ah
Juba, (SLpost)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabatayn ku soo rogay lix sarkaal oo u dhashay dalka Koonfurta Sudan oo lagu eedeeyay inay...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 14aad) – Fadliga cibadaada habeenkii (2aad)
Habka loo tukada salaadda habeenkii waa qofka oo aan isku darin wax laba rakcadood ka badan sida Rasuulka CSW ka sugan, “Salaadda habeenkii waa...
Caawa iyo Jewigii Furitaanka Tartanka Kubadda Koleyga Bisha Ramadan oo loogu magac-daray Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Faarax
Hargeysa (SLpost)- Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Yuusuf Cismaan Garas ayaa caawa si rasmi ah u furey tartanka Bisha Ramadaan Ee Kubadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

