HomeMadasha Wada-tashiga Oo Xukuumadda Siilaanyo Ugu Hanjabtay Hirgelinta Qabashada Shir Qaran

Madasha Wada-tashiga Oo Xukuumadda Siilaanyo Ugu Hanjabtay Hirgelinta Qabashada Shir Qaran

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Somaliland, Md. Xasan Guure Jaamac,ayaa sheegay in haddii ay Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo isku daydo inay hor-istaagto Shirka Wadatashiga Qaran aanay ka baajin doonin inay qabtaan shirkaas,waxaana uu sheegay in haddii ay Cidi awood wax ku horjoogsanayso uu Siyaad-barre Dalka haysan lahaa oo aanay cidina ka rideen.

Waxaana uu intaas raaciyay inay Dalka ka hayso Lex-lo jeclo badani,isla markaana ay Dalka u tudhayaan“ Shirku wuu qabsoomayaa hadii ay jeceshay iyo haddii ay necebtahayba(Xukuumaddu),wuu qabsoomayaa,Haddii cududi timaado,Maxamed Siyaad-barreba cududiisii socon weyday.cidd taas qabtaana candhuufteeda dib-ha uliqdo” ayuu yidhi Xasan Guure

Waxa uu intaas raaciyay Inay Dalka halgan dheer usoo galeen,isla markaana ay u tudhayaan “Intaasba lexlo-jeclo ayaa nahaysay, Dadkay lexlo-jeclo badani naga haysaa,umaanaan iman,umana jeedno in aanu ka shaqaysano, in aanu Kursi ku helnana umaanaan Dagaalamin,umana socono.waxaanu u soconaa Dimuqraadiyad iyo Cadaalad in laysku Xukumo.taladda Dalka Mudo ayaa la siiyay Madaxweynaha maanta talada haya,Mudaddii wey ka dhamaatay,waxaanay gaadhay Wakhti ay dhamaatay Mudaddii aanu isku ogayn.hore waxaan u idhi 27 July,2015-ka haddii ay gaadho aniga iyo Axmed Siilaanyo talada ma kala xigno,waayo muddaa la doortay”.ayuu hadalkiisa kusoo xidhay Muj. Xasan Guure

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories