Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Qoraalkii Ugu Da’weynaa Qur’aanka Kariimka Oo Laga Makatabad Ku Taalla Birmingham

Birmingham, (SLpost)- Qoraal Qur’aanka Kariimka ah oo ah kii ugu da'da weynaa inta la ogyahay ayaa laga helay maktabad ku taalla magaalada Birmingham ee...

Hanti-dhawraha Guud Oo Beeniyay War Uu Ka Qorey Wargeyska Waaheen

Hargeysa, (SLpost)- Hantidhawraha guud ee qaranka Somaliland Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Maxamuud-dheere), ayaa jawaab ka bixiyay war uu baahiyay wargeyska madaxa banaan ee Waaheen,...

Xukuumadda Oo Beenisay Inay Ciidamo U Dirayso Sucuudiga

Hargeysa, (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse), ayaa sheegay in Xukuumaddu aanay Ciidamo u...

Kenyatta Oo Sheegay Inaanu Arrimo Xasaasi Ah Oo Muddaharaado Sababay Aanu Kala Hadlayn Obama

Nairobi, (SLpost)- Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa sheegay in Obama aanu kala hadli doonin arrinta dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda. Balse waxa uu...

Ceerigaabo: Beel Lagu Amray Laba Todobaad Gudahood Inay Ku Keenaan Gacan Ku-dhiigle Sarkaal Dilay

Ceerigaabo, (SLpost)- Weftiga  ka socda xukuumadda Somaliland ee  magaalada Ceerigaabo   u joogga  heshiisiinta laba beelood oo ay hore dirir u dhexmartay, ayaa waxba kama...

Ciidamada Booliska Somaliland oo heegan Culus la geliyey, Wasaaradda Daakhiliga iyo Taliyaha Booliska oo ka hadlay sababta

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa heegan buuxa oo dalkoo dhan ah la geliyey, si ay uga hor-tagaan, isla markaasna u baajiyaan Shir talo...

“Haddii Aad Aragto Ilma Yar Oo Baalashle Ah, Ha U Malayn Mid Qaatay Nasiibkii Uu Dunida Ku Lahaa…” – W/Q: Samiir Moussa

Samatar da’diisu ma wayna, balse waa hawl kar ka adag hawsha uu hayo, wuxuu kacaa hiraabta hore, wuxuuna raadsadaa wuxuu ku noolaan lahaa. Maalin oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img