Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Waar yaa yidhi 27ka July ayay Madaxweyne Siilaanyo ka Dhamaanaysaa? Amb. Kaysar Cabdilaahi

Asalaamu Calaykum, Sida uu Dastuurkeenu dhigayo Qodobka 83aad waxa uu Tilmaamayaa Haddii ay suurtoobi weydo duruufo Ia xidhiidha in la qabto doorashada Madaxweynaha iyo...

Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa oo si Adag uga Hadlay Dhowaaqii ka soo Yeedhay Xisbiyada Mucaaradka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, xukuumaddiisa, ayaa si adag uga hadlay dhowaaqii xisbiyad mucaaradku ku shaaciyeen qabashada shirweyne lagaga tashannayo aayaha...

Xukuumadda Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Hadal Ay Mucaaradku Ku Sheegeen Inay Shir Qaran Qabanayaan

Hargeysa, (Slpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)  oo ku hadlayay Afka Xukuumadda ayaa ka hadlay mawqifka xukuumadda ee shirka...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Marxuum Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo maanta Geeriyooday

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa tacsi u diray ehelkii, qaraabadii, culimada dalka, bahda Fanka oo uu hore uga tirsanaan jiray...

Somaliland Broken Politics

I wrote an open letter to HE the President of Somaliland asking him to take advantage of the lull in the political crisis and...

Mucaaradka oo Maxkamadda Sare u gudbiyey Dacwad ka dhan ah Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka oo ay weheliyaan siyaasiyiinta Madasha wada-tashiga, ayaa Madaxkamadda sare ee Dastuuriga ah u gudbiyey dacwad ka dhan amarro xukuumaddu...

Guddoomiyaha Kulmiye Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cabdilaahi Diiriye Sooraan Oo Hargeysa Ku Dhintay

Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa shacabka Somaliland ka tacsiyadeeyay geerida ku timi Alle ha unaxariistee marxuum Cabdilaahi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img