HomeXukuumadda Oo Beenisay Inay Ciidamo U Dirayso Sucuudiga

Xukuumadda Oo Beenisay Inay Ciidamo U Dirayso Sucuudiga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse), ayaa sheegay in Xukuumaddu aanay Ciidamo u dirayn dalka Sucuudiga, waxaanu tilmaamay in warkaasi yahay mid xaqiiqada ka fog.

Axmed Kayse oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxa kale oo uu mucaaridka ku booriyay inaanay faafin warar ay bulshadda ku marin habaabinayaan.

“Haddii aanu nahay wasaaradda arrimaha dibada iyo Xukuumadda Somaliland-ba in aanay waxba ka jirin, warkaa maanta (shalay) waxaanu halkan uga caddaynaynaa inaanay jirin Ciidan la qorayo oo Sucuudiga la geynayo ama dagaal kale loo wado, taasna waxaanu leenahay waxba kama jiraan, Nimanka caadaystay beenta odhan maayo masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka qaarkood ayaa waxay soo cel-celiyaan in Ciidamo la qorayo oo Sucuudiga la geynayo.” Ayuu yidhi Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Axmed Aadan Kayse.

Wasiir Ku xigeenku  waxa uu intaas ku daray “Waxaanu Ummadda reer Somaliland u caddaynaynaa in aanay waxba ka jirin oo warkaasi yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn oo aanu jecel nahay in aanu ku boorrino xisbiyada mucaaridka masuuliyiintooda qaarkood inay ka waantoobaan waxaan jirin ee ay dalka ka fidinayaan.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories