Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

Booliska Togdheer Oo Xabsiga u Taxaabay Koox Lagu Qabtay Foox Aan Asal Ahayn

Burco, (SLpost)- Wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyga ee gobolka Togdheer iyo ciidamada booliska Somaliland ayaa si wada jir ah gacanta ugu soo dhigay...

“Heshiiskii Xisbiyaddu Muu Ahayn Heshiis Dastuuri ah, Wuxuu ahaa Is-faham Siyaasadeed” Xoghayaha KULMIYE

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha guud ee xisbiga   Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, ayaa ku tilmaamay   in aanu sharci ahayn heshiiskii ay wadda gaadheen saddexda xisbi iyo...

DAAWO Qaybta 8aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Halkan ka daawo Qaybta 8 ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo...

Axkaamta Ramadaanta – (Qaybtii 10aad) – Soon aan Salaad lahayn ma la aqbali karaa?

Saxaabadii Rasuulku CSW barbaariyey dhaqankoodii wuxuu ahaa in ay qofka ku qiimeeyaan salaadda, ka ka tagana aanay xayn-daabka Islaamnimo ku soo dari jirin. Fahamo kala...

Somaliland Oo Laga Xusay 55-guurada 26 June

Hargeysa, (SLpost)_ Munaasabad lagu xusayay 55 guuradii ka soo wareegtay maalintii xoriyada ay ka qaadatay Somaliland gumaystihii Ingiriiska 26-June-1960kii ayaa lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada...

Hambalyo Meher Wacan: C/laahi Cabdi Xasan iyo Raxma Maxamed Jaamac

Hambalyo Meher Wacan   Gacal iyo  Sokeeyaba   Guurkiina   Lagu  Farax, Guule Lagama waayee Gobanimo Ku Aqal Gala   Aabo Cabdi Xasan Maxamed, hooyo Xasna Muxumed  Dhawal, Mustafe Cabdi...

Madaxweynaha Oo Shacbiga Ku Hambalyo Sanad Guurada 55aad Ee Ka Soo Wareegtay 26 June 1960-KII

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa shacbiga Somaliland u diray Hambalyada Sanad guurada 55aad ee ka soo wareegtay 26-June 1960kii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img