Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

Wasiirka Waxbarashada Oo Dhagax-dhigay Dugsi Boodhin Ah Oo Laga Hirgelinayo Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Madax kala duwan oo ka tirsan dawladda Somaliland ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah furayey mashruuca dhismaha Dugsiga Boodhinka ee Hablaha...

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Ka Hadlay Gabogabadii Tartanka Qur’aanka Iyo Abaal-marinta Ardaydii Guuleystay

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Munaasibad loo sameeyay dhamaadka Tartanka Qur'aanka Kariimka ah iyo...

Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 11aad) – Dad-la-dhaqankaaga marka aad tahay Qof sooman

Dad-la-dhaqankaaga marka aad tahay Qof sooman Boqor ka mid ahaa boqoradii ka talin jiray jasiiradda Carbeed ayaa soo diray nin ergay si uu uga...

DAAWO Taxanaha Qaybta 9aad ee Taariikhdii TATAARKA iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

Halkan Hoose ka dhegayso  Qaybta 9aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka...

Madaxweyne Kenyatta Oo Al-shabaab Ku Sifeeyay Quus

Nairobi, (SLpostMadaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa dhaleeceeyay xagjiriinta bariga Afrika, wuxuuna sidaa ka sheegay shirgobaleedka ammaanka ee Nairobi, in kooxda Alshabaab ay gaadheen meel...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dawladda Jabuuti Ku Hambalyeeyay Maalintooda Xornimadda

HAMBALYO MADAXWEYNE Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu Dhambaal hambalyo ah u dirayaa...

Guddoomiye Ku Xigeenka Wakiillada iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiilladda ee Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa shalay gaadhay magaaladda Laascaanood...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img