DAAWO: Maxkamadda Laascaanood Oo Xukunno Ku Ridday Dad Lagu Eedeeyay Ka Ganacsiga Maan-dooriye
Laascaanood, (SLpost)- Maxkamadda degmada Laascaanood oo xukunno ku ridday dad lagu eedeeyay inay soo waarideen khamri. HALKAN KA DAAWO:- https://youtu.be/L-frxo1X6aM
Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi U Diray Saddex Marxuum Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 12aad) – Sadaqada iyo Soonka
Sadaqadu waa qashinka ka baxa qofka ee uu ku helayo dambi dhaaf iyo naxariis, gaadhigu haddaanu saliida iska badalin noqon maayo mid raandhiis sii...
Madaxweynaha Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Baanka Adduunka
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wefti ka socda Baanka Aduunka oo ay hogaaminayso u qaabilsanaha arrimaha...
Ururka SOLJA Oo Daah-furay Mashaariic Lagu Horumarinayo Saxaafadda
Hargeysa, (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa daah-furay mashruuc balaadhan oo muddo hal sano ah socon doona kaasoo lagu horumarinayo saxaafadda Somaliland. HALKAN KA...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo...
Dulucda Maanso Siyaasadda, Shirar-beeleedyada, Khiyaamada, Beenta, Gefka iyo Dulmiga ka hadlaysa oo uu Curiyey Abwaan Laab-Saalax
“Saw Gole Lamuu Tagin, Dadkeennii Gudboonaa, Saw iniba Geesteed, Gaarkeed umay Shirin, Saw Laysma kala Gurin?” Maansadani waxa la yidhaa GOLE-KA BAAN- Waxa Soo Saaray Abwaan Xasan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

