Wasiirka Warfaafinta Furay Oo Buug Ka Hadlaya Tayaynta Waddooyinka Somaliland
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaarada waraafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka qaybgalay kulan lagu soo bandhigay Buug lagu naaqishayo tayaynta Wadooyinka Somaliland, waxaana...
Daawo Muuqaalka Qaabkii loo Dilay Xeer Ilaaliyihii Guud ee Dalka Masar
Qaahira (SLpost)- Xeer Ilaaliyihii Guud ee dalka Masar, Hisham Barakat, ayaa Isniin shalay lagu dilay Qarax lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo uu la...
Burundi Oo Doorasho Looga Dareeray Iyo Midawga Afrika Oo Walaac Ka Muujiyay
Bujumbura, (SLpost)- Madaxa ururka Midowga Afrika Nkosazana Dlamini Suma ayaa walaac ka muujisay waxay ugu yeedhay wal-bahaarka arrimaha siyaasadda iyo xaaladda dalka Burundi, iyadoo...
DAAWO: Waxgaradka Iyo Odayaasha Xaafadda Sheedaha Oo Baaq U Diray Dawladda Hoose Ee Caasimadda
Hargeysa, (SLpost)- Waxgaradka iyo Deegaanka Xaafadda sheedaha ee Magaalada hargaysa ayaa ugu baaqay dawlada Hoose ee caasimaddu inay wax ka qabato dhulkii xabaalahaasi oo...
Maayarka Berbera Oo Shahaado Sharaf Ku Mutaystay Ka Midho-dhalinta Mashruuca JPLG
Berbera, (SLpost)- Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay xafiiskiisa shahaado sharaf ku guddoonsiiyay Maayarka Magaalada Barbara Cabdi Shakuur Maxamuud Cidin. Shahaado...
“Ciddi Waxba Weydiin Mayso Wasiirrada Ku Dawakhay Xilka Madaxweynuhu U Dhiibay, Waana…” Jaamac Shabeel
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge(Jaamac Shabeel),ayaa sheegay in ay lama taabtaan tahay muddo kordhinta aqalka...
Haweenku waa….….!
Haweenku waa, hoyga nolosha waa hibo Eebbe, haddana waa halganka iyo hiigsiga naftaada.Waa horumarka iyo himilada adduunka. Waa hugaad huwantahay kaa ilaaliya dabaylaha iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

