Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

SHALAY & MAANTA: Daawo Warbixin laga diyaariyey Wejiyada Siyaasadeed ee Cali Waran-cadde, Ujeeddadii iyo Doorkii uu ku lahaa Burburkii UDUB

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa wasiirkiisii hore ee Duulista Hawada oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey inuu...

Booliska Canada Oo Xidhay Soomaali Af-duub Lagu Eedeeyay

Ottawa, (SLpost)- Booliska Canada ayaa sheegay inay xidheen nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cali Cumar Adeer oo ay sheegeen inuu ku lug lahaa...

Kooxda Al-shabaab Oo Sheegtay Inay 30 Askari Oo Itoobiyaan Ah

Buurxakaba, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay inay dileen 30 ka tirsan ciidamada Itoobiya oo qayb ka ah hawl-galka Amisom, kuwaasoo marayay tuulada Jameeco oo...

Guddida Dhismaha Jidka Dawga Cad Oo Ka Hadlay Dhismaha Weji Cusub Oo Ay Hirgelinayaan

Hargeysa, (SLpost)- Guddida dhismaha jidka dawga cad ayaa sheegay inay bilaabayaan weji cusub oo ah dhismaha jidkaas, kaasoo ka bilaabmaya magaalada Hargeysa ilaa dawga...

Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Safarka Wefti Madaxweyne Siilaanyo Hogaaminayaa Ku Joogaan Imaaraatka

Berlin, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa sheegay in Somaliland bushaaro wanaagsani uga soo socoto dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta...

Nigeria Iyo Jaarkeeda Oo Yeelanaya Ciidan Isku-dhafan Oo Ka Hortaga Boko Xaaraam

Abuja, (SLpost)- Shir madaxeed hogaamiyeyaasha wadddamada jaarka la ah Nigeria uga socday Abuja ayaa lagu go'aamiyey in xoogagga milateriga ee gobolku ay noqdaan kuwo...

DAAWO: Badheedhaha Daahir Rayaale iyo Cali Waran-cadde oo Isu-jawaabay (Anigaa burburiyey UDUB)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo maanta socdaal ku yimi magaalada dalka, kaddib markii uu ka yimi magaalada Dubai ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img