HomePuntland: Wasiir is-casilaaddiisu fashilisay Khilaaf Awood-Qaybsi oo u dhexeeya Madaxweyne Gaas iyo...

Puntland: Wasiir is-casilaaddiisu fashilisay Khilaaf Awood-Qaybsi oo u dhexeeya Madaxweyne Gaas iyo ku-xigeenkiisa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Garoowe (SLpost)- Wasiirkii Cadaaladda Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa iska casilay xilkii hayay Sabtidii maanta, kaddib markii madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka maamulkaasi ay Isku-qabteen inuu xilka sii hayo iyo in kale.

Is-casilaadda masuulkan, ayaa daboolka ka qaadday khilaaf culus oo u dhexeeya madaxweyne Gaas iyo iyo madaxweyne-ku-xigeenkiisa Cabdixakiim Cabdilaahi Camay, kuwaas oo la sheegay inay Isku khilaafeen awood-qaybsiga xukuumadda iyo isku shaandhayn la doonayo in lagu sameeyo Golaha Wasiirrada.

Faroole-iyo-CamayWasiirkii Caddaaladda Maamulka Puntland Mr. Ismaaciil Maxamed Warsame oo maanta war-fidiyeennada la hadlay, ayaa sababaha is-casilaaddiisa ku sheegay, “Waxa aan isku casilay waxa ay tahay waxaa la isku qabsaday in aan ka tago xafiiska iyo in aan joogo. marka si aanan u hor istaagin qorshaha isku shaandheynta, aniga ayaa tanaasulay, waayo ma aha in aniga la igu murmo oo darteyda loo xayiro isku shaandheynta la doonayo in lagu sameeyo Golaha Wasiirrada,” ayuu yidhi Wasiirkii Caddaaladda Puntland.

Masuulka is-casilay, waxa kale oo uu sheegay in madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisu isku khilaafeen qaabka isku shaandhaynta loogu samaynayo Golaha Wasiirrada, isaga oo xusay in xilkiisu qayb ka ahaa khilaafka u dhexeeya madaxda u sarreysa maamul-goboleedka Puntland.

warsame
Wasiirka Is-casilay

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland oo muddo laba sanno ku dhow hayey xilka madaxweybaha maamulkaas, ayaa la filayaa inuu Axadda Berri ku dhawaaqo Gole Wasiirro ah oo Cusub, kaddib markii dhaliilo wax-qabad la’aan iyo musuq-maasuq lagu eedeeyey Golihiisa wasiirrada ee hadda dhisan.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories