HomeLaba Nin Oo Magaalada Boston Loogu Xidhay Inay Maleegayeen Dil

Laba Nin Oo Magaalada Boston Loogu Xidhay Inay Maleegayeen Dil

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Boston, (SLpost)- Masuuliyiinta Amniga ee dalkan Mareykanka ayaa laba qof ku eedeeyay inay maleegayeen qorshe ay ku caawinayaan in Mintidiinta Ururka Daacish, kuwaasoo ay ku tilmaameen inay damacsanaayee inay dilaan muwaadiniin Mareykanka u dhashay, iyagoo xusay saraakiisha ammaanku inay qorsheynayeen inay dilaan qaar ka mid madaxda booliska magaalada Boston.ISIS

War ka soo baxay wasaaradda cadaalada ee Mareykanka ayaa labadan nin magacyadooda ku sheegay , David Wright, oo 25 sano jir ah oo ka soo jeeda magaalada Everett, gobolka Massachusetts,  iyo Nicholas Rovinski, oo 24 sano jir ah oo ka soo jeeda Warwick, Jasiiradda Rhode Island.

Rovinski ayaa la hor geeyay Maxkamad Federal ah oo ku taala magaalada Boston Jimcihii shalay, halka Wright la soo xidhay todobaadkii la soo dhaafay.

labadan nin ayaa loo haystaa in iyaga iyo rag kale ay ka wada shaqaynayeen shirqool ka dhan ah mudaawiniin Mareykanka u dhashay.

Usaamah Abdullah Rahim, oo 26 sano jir ahaa oo adeer u ah mid ka mid ah labadan wiil ayaa 2-dii bishan ay boolisku toogasho ku dileen Boston, ka dib markii uu middi ku weeraray askari boolis ah.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories