Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Oo Guddoomiyaha WADDANI Ugu Baaqay Inuu Raaligelin Siiyo Qaranka Somaliland

“Waxaan kula talinayaa saaxiibkay ha degdegin ee damacaaga u meel day, kana fiirso hadallada aan munaasibka ahayn ee liddiga ku ah qarankaaga” Dr. Maxamed-rashiid Sheekh...

Wasiirka Duulista Somaliland Oo Si Qoto-dheer Uga Warramay Marxaladihii Uu Soo Maray Horumarinta Egal Airport

Hargeysa, (SLpost)- Waasiirka wasaaradda duulista hadawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si qoto dheer uga warramay horumarinta madaarada Somaliland iyo heerarkii kala duwanaa ee...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyay Dhabbaha Madaarka Hargeysa Iyo Mashaariic Kale (SAWIRRO)

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray balaadhin iyo horumar lagu sameeyay madaarka caalamiga ee Cigaal Airport. Munaasibad...

Xukuumadda Somaliland oo muddeysay Xilliga ay Wareejinayso Dekedda Berbera iyo Bilowga Ballaadhinteeda

ABIDJAN (SLpost)- Xukuumadda Somaliland oo wakhtigan wada-hadallo kula jirta shirkado danaynaya maal-gelinta Dekedda Berbera, ayaa shaaca ka qaadday inay dhammaadka sannadkan soo gebo-gabaynayso kala-xulashada...

Buuqqa Doorashada Somaliland: Kordhis Doon, iyo Kordhis Diid. – Maxamed Haaruun.

-Maxaa Qalinku sheekiyo; -Hadba Qodob la yaab liyo; -Qubanaha dharaartiyo; -Ma hadhooyin qorayaa? (Hadraawi)   Maalmahaba buuq baa Somaliland ka aloosnaa. Buuqu ma aha shil iska dhacay ee...

Maalmihii badhbaa hadhay: MADAARKA – Maska daba socdiyo Iska Eeg Muhanad!

Diiwaanka taariikhda qofba samo iyo xumaan wuxuu gashadaa waa dhigaal aan tuugna xadikarin, isagana lagula xisaabtamidoono. Ku darsoo, Masuul xil ummadeed majaraha u hayaana...

“Heshiiska Saddexda Xisbi Wada Gaadheen Waxaanu U Arkaa Guul Taariikhi Ah” Saylici

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ahaa guddoonkii shirkii wada-hadalka saddexda xisbi ee xal u helida khilaafkii ka dhashay muddo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img