DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Qodobka Ugu Muhiimsan Ee Heshiiska Saddexda Xisbi
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ka hadlay qodobka ugu muhiimsan ee heshiiska axsaabta waxaanu sheegay in...
DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Ixtiraamto Go’aanka Ay Axsaabtu Wada Gaadheen
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada ugu bushaareeyay heshiiska ay xisbiyadku gaadheen in doorashada madaxtooyada iyo...
DAAWO: Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Heshiiska Axsaabtu Gaadheen Iyo Tallaabada Xigta Ee Ay Qaadayaan
Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heshiiska caawa saddexda xisbi ku gaadheen xarunta madaxtooyada, isagoo...
Akhriso Heshiis Afar Qodob ka kooban oo lagu soo Af-jaray Khilaafkii Siyaasaddeed ee Muddo-kordhinta Ka Dhashay
Hargeysa, (SLpost)- Wada-hadalkii u socday xukuumadda iyo saddexda xisbi qaran ee lagu lafo-gurayay sidii loo turxaan-bixin lahaa khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii guurtida ayaa...
TACSI TIIRAANYO LEH: dhammaan dadkani waxay tacsi u dirayaan Marxum Daahir Ismaaciil Dhimbiil oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa
Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Ibraahin Axmed Maxamed (Shiine), Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye), Eng. Cabdicasiis Cali Nuur, Maxamed Saleebaan Cumar, Cabdiraxmaan Xasan Cabdi, Siciid Cawil...
Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Shaacisay In Lagu Guulaystay In Madaarka Cigaal Ay habeenkii Diyaaraduhu Adeegsadaan
Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka ee Somaliland ayaa si rasnmi ah u shaacisay inay ku guulaysatay in Madaarka Cigaal ay ku...
TACSI tiiraanyo leh: Marxuum Cali Cabdi Cawaale oo ku geeriyooday Magaalada Birmingham ee dalka UK
Khadar Iid Kaariye, Madar Cabdi Axmed, Maxamed Siciid Cabdilaahi, Guuleed Xasan Maxamed, Jacfar Axmed Bade, Baaruud Axmed Cabdilaahi, Siciid Maxamed Askar, Cabdirisaaq Muxumed Caalin,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

