Soomaalida Mareykanka Oo U Xafladeeyay Sarkaal Markii U Horeysay Ka Mid Noqday Ciidanka Booliska Gobolka Oregon
Oregon, (SLpost)- Mid ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Mareykanka, gaar ahaan gobolka Oregon, kaasoo lagu magacaabo Khaalid Ibraahim, isla...
Nigeria Oo Abid Markii Ugu Horeysay Taariikhda Isbedel Aan Hore Uga Dhicini Ka Hirgalay
Lagos, (SLpost)- Mohmadu Buhari, oo hore u ahaan jiray hogaamiye milateri oo xukun adkaa ayaa waxa uu doorashadii la qabtay bishii March kaga guulaystay...
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo Wasiirka Duulista ku Bogaadiyey Horumarka Uu Ka Samaayey Madaarka Cigaal
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa majeertay waxqabadka uu wasiirka duulista hawadu ka hirgeliyay madaarka Hargeysa ee...
Digreeto Madaxweyne maqashaye, Ma Maqashatay DIGREETO JACAYL iyo Codka Maxamed BK?
Digreeto Madaxweyne maqashaye, Ma Maqashatay DIGREETO JACAYL iyo Codka Maxamed BK? NAGULA NASO oo Halkan ka Daawo/Dhegayso Heesta Cusub ee DIGREETO iyo Codkii Maxamed Siciid BK
Yaa Ehel U Ah Hogaaminta Nolosha Ummada?
Qaabka aademuhu u nool yahay waa uu ka duwan yahay siyaabaha ay xayewaannaduu nool yihiin, wuxuunu u dhaqmaa hab bulshoinimo. Bulshaduna waxay ka kooban...
Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii – Qaybta 6aad
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...
“Madaxweyne 800 Oo Kun Oo Mitir Oo Dhul Ah Oo Madaarka Loo Xadeeyay Dadkii Deganaa Wax Bedel Ah Maanu Siin, Laakiin..” Wasiirka Hawlaha Guud
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka mid ahaa guddi uu madaxweynaha Somaliland u magacaabay xadeynta dhulka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

