HomeMadaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyay Dhabbaha Madaarka Hargeysa...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Balaadhin Lagu Sameeyay Dhabbaha Madaarka Hargeysa Iyo Mashaariic Kale (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray balaadhin iyo horumar lagu sameeyay madaarka caalamiga ee Cigaal Airport.madaar xadhig ka jaris

Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay madaarka magaalada Hargeysa ayaa waxa kala qayb galay madaxweynaha wasiirro, xildhibaanno ka tirsan labada, madax-dhaqameed, culimo-awdiin iyo marti sharaf kale, waxaanu madaxweyne kormeeray mashaariic tiro badan oo laga hirgeliyay madaarka, kuwaasoo ay ka mid yihiin  balaadhin lagu sameeyay Run-wayga, xarun dab-demis iyo hanaanka adeegga diyaaradaha ee habeenkii, kaasoo sahlaya inay habeenkii si fudud diyaaraduhu uga soo degaan Cigaal Airport.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasibadaas maanta ugu mahad-naqay waxqabadka ay dhamaan hawl-wadeennada wasaaradda Duulista Hawada Somaliland oo uu ugu horeeyo wasiirka duulista Maxamuud Xaashi Cabdi.

HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA MADAXWEYNAHA OO DHAMAYSTIRAN:-

Madaar8 madaar9 Madaar Madaar1 Madaar2 Madaar3 Madaar4 Madaar5 madaar6 madaar7

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories