DAAWO:- Golaha Guurtida Oo Meel Adag Iska Taagay Ka Noqoshada Go’aankii Muddo Kordhinta
Hargeysa, (SLpost)- Golaha guurtida Somaliland ayaa meel adag iska taagay ka noqoshada go'aankii ay hore muddada ugu kordhiyeen xukuumadda iyo wakiillada. HALKAN KA DAAWO GUDDOOMIYE...
Somaliland Oo Dib U Fasaxday Imaanshaha Qaxoontiga Soomaalida Ah Ee Kasoo Cararaya Dagaallada Yemen
Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa dib u fasaxday qaxoontiga u dhashay Soomaaliya ee ka imanaya dalka Yemen oo ay hore u joojisay inay soo galaan...
Pentagon-ka Oo Ka Digay Walxo Keeni Kara Xanuunka Kudka Oo Si Qaldan Loo Geeyay Xarumaha Cilmi-baadhista
Washington, (SLpost)- Waaxda gaashaan-dhigga Mareykanka ayaa amar ku bixisay in baadhitaan lagu sameeyo sida ay ku dhacday in walxaha tijaabada ah ee la doonayay...
DAAWO/ DHEGAYSO: Dood Xasaasi Ah Oo Xisbiyada iyo Guurtida ka yeesheen Heshiiska Khilaafka Muddo Kordhinta
Hargeys, (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan axsaabta qaranka iyo golaha guurtida ayaa dood adag ka yeeshay khilaafka ka taagan muddo kordhinta ay guurtidu samaysay, taasoo...
Qaxootiga Yaa Siyaasadeeyey? Farriin ku Socota Qofkasta oo ka faallooday
Muuqaalka Hooyooyin dul saaran markab isla markaana ku calaacalaya in dhulkoodii loo diiday, haddii taasi lagu adkaystana isdilaya, waa dhacdo aad u xanuun kulul...
Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii – Qaybta 7aad
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...
Berbera: Qaxoonti Soomaali ah oo Dalka soo gaadhay xilli Xukuumaddu go’aan ka gaadhay qaabilaaddooda
Berbera, (SLpost)- Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland, waxa maanta ka dagay dooni ka timi dalka Yemen 210 qaxoonti Soomali ah, kuwaasoo kasoo qaxay dagaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

