Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqameedka Subeer Awal Oo Taageero U Muujiyay Golaha Guurtida

‘Waxaan Leeyahay Golaha Guurtida Saddex Jeer Oo Horeba Waad Kordhiseen, Maatna Xaq Baad U Leedihiin’ Suldaan Xuseen Ismaaciil Geelle ‘Guurtideeni Lama Taabtaanka Ahayd Ninka Maanta Leh...

Maxkamad Ku Taalla Gobolka Minnesota Oo Nin Soomaali Ah Ku Heshay 13 Dembi

Hudson, (SLpost)- Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa nin soomaali ah ku riday xukun, waxaanay maxkamaddu ninkan ku heshay dembi ah inuu rasaas ku...

Kenya Oo Ka Noqotay Go’aankii Dibu Celinta Qaxoontiga Soomaalida

Nairobi (SLpost)- Dawladda Kenya ayaa ka noqotay go’aankii ay hore ugu shaacisay in qaxoontiga Soomaalida ah ee xerada Dhadhaab saddex bilood gudahood dalkooda loogu...

La Kordhiye Yaa Loo Kordhiyay….Kordhinta Dambena Yaa Loo Kordhinayaa? , Qormada: 1aad … Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Shalay markii aynu la dagaallamaynay nidaamkii la eeday ee la dagaalay ee Siyaad Barre, waxaynu ku jirnay halgan hubeysan oo dibuxoreyn qaran ahaa oo...

Lix Askari Oo Lagu Eedeeyay Dilka Wiil Madaw Ah Oo Maxkamadda Lasoo Taagay Dalka Mareykanka

Baltimore, (SLpost)- Lix ka mid ah booliska gobolka Marry Land ee Mareykanka ayaa maxkamad la taagay ka dib markii lagu eedeeyay inay dileen wiil...

Amnesty International Oo Walaac Ka Muujisay Tacadiyada Dawladdaha Bariga Afrika Kula Kacaan Warbaahinta

Geeska, (SLpost)- Sida ay sheegtay agaasimaha Amnesty International u qaabilsan bariga, geesa Afrika iyo gobolka harooyinka waaweyn Muthoni Wanyeki hay’addo warbaahineed ayaa weeraro toos...

Axmed Carwo oo isbar-bardhigay Doorashooyinka Ingiriiska vs Somaliland iyo Saamaynta Qabyaaladdu ku leedahay

London (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee dhinaca Dhaqaalaha iyo Maalgeshida Aqoonyahan Axmed Xasan Carwo, ayaa is-barbardhig ku sameeyey saamaynta Qabyaaladdu ku leedahay dabbaqaadda iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img