HomeAxmed Carwo oo isbar-bardhigay Doorashooyinka Ingiriiska vs Somaliland iyo Saamaynta Qabyaaladdu ku...

Axmed Carwo oo isbar-bardhigay Doorashooyinka Ingiriiska vs Somaliland iyo Saamaynta Qabyaaladdu ku leedahay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

carwoLondon (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee dhinaca Dhaqaalaha iyo Maalgeshida Aqoonyahan Axmed Xasan Carwo, ayaa is-barbardhig ku sameeyey saamaynta Qabyaaladdu ku leedahay dabbaqaadda iyo hoggaansanaanta shuruucda Dimuqraadiyadda, isaga oo isbar-bardhig ku sameeyey qaabka ay jaaliyadda Somaliland uga qayb-qaadanayaan Doorashooyinka la filayo todobaadkan dhammaadkiisa inay ka qabsoonto dalka Ingiriiska iyo diyaar-garowga loogu jiro doorashooyinka Somaliland.

Axmed Carwo oo barnaamij taxane oo uu ugu magac-daray TALO IYO TUSAALE oo todobaad walba uu warbaahinta ugu soo gudbiyo Muuqaal (VIDEO) uu aragtidiisa ka dhiibto xaaladaha Dhaqan-dhaqaale iyo bulsho ee dalka iyo dibaddiisaba, waxa uu todobaadkan ku soo qaatay saamaynta uu qabiilku ku leeyahay dimuqraadiyadda iyo dowlad-wanaagga.

“Dimuquraadiyadu waxay ku dhisantay in inta isku maslaxada ihi dantooda wada ilaashato, inagana qabiil kala dan ah oo taajir leh, oo faqiir leh, oo waayeel leh oo dumar leh oo xoolo dhaqato leh ayaa odhanaaya xisbi hebel ayaanu galnay oo daniba kama dhexeyso ee maxay ka rabaan oon ahyn hebel hebel ku beddel. Dalkan ingiriiska waxa ka dhacayso doorasho khamiista tan xigta Soomaalidu se isla habkii qabiilka ayey indho la’aan halkan u foodayaan ooyna u eegeyn maslaxadooda kala gedisan…kolkaad siyaasiga tidhaa maxaan kugu doortaa ayuu isna noqonayaa nin barnaamaj la yimaada oo oggolaada la xisaabtan. Waxa isku dan ah beeraleyda kan Awdal jooga iyo kan Sanaag jooga, kan degan Togdheer, Saaxil, Laascaanood iyo Maroodijeex,” Sidaas ayuu yidhi Aqoonyahan Axmed Carwo.

Halkan ka daawo

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories