HomeLix Askari Oo Lagu Eedeeyay Dilka Wiil Madaw Ah Oo Maxkamadda Lasoo...

Lix Askari Oo Lagu Eedeeyay Dilka Wiil Madaw Ah Oo Maxkamadda Lasoo Taagay Dalka Mareykanka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Baltimore, (SLpost)- Lix ka mid ah booliska gobolka Marry Land ee Mareykanka ayaa maxkamad la taagay ka dib markii lagu eedeeyay inay dileen wiil madaw ah oo lagu magacaabi jirya Freddie Gray oo xabsiga ku dhintay.Police

Dadka reer St Paul ayaa dariiqyada isugu soo baxay, iyagoo muujinaya calaamadaha guusha, qareenka u dooddaya lixdan booliska ah ayaa sheegay inaanay wax qalad ah samaynin nimankaas, laakiin dacwad soo oogaha gobolka Marry Land ayaa sheegtay in dhimashadii ninka kazoo jeeday dadka madawga ah ee 25 sanno jirka ahaa ay ahayd dil, xadhigiisuna uu ahaa sharci-darro.

Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa sheegay inay muhiim tahay inay xaqiiqadu kazoo baxdo  daba-galkii lagu sameeyay dhimashadii ninkii madaw ahaa ee Freddie Gray ee ku dhintay, isagoo ku jira gacanta Booliska Baltimore.

Madaxweyne Obama waxa uu sheegay in maamulkiisu uu taageerayo dedaalka lagu soo saarayo xaqiiqda ka dambaysa kiiskaasi.

Dhimashada Freddie Gray ayaa waxa ka dhashay mudahraado iyo rabshado kuwaasoo sababay in magaalada Baltimore lagu soo rogo bandoo.

Somaliandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories