Abwaan HD Weedhsame oo Daahfuray Maansooyin Sawir ka bixinaya Xaaladda dalku ku sugan yahay xilligan
Hargeysa (SLpost)- Abwaan Xasan Daahir (Weedhsame), ayaa Kulan-Sugaaneed ballaadhan oo Habeen hore uu ku qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay Maansooyin...
Qaramada Midoobay Oo Cambaareeyay Duqeynta Sucuudiga Ee Waqooyiga Yemen
Sacda, (SLpost)- Xidhiidhiyaha gargaarka qaramada midoobay ee dalka Yemen Johannes Van Der Klauuw ayaa cambaareeyey duqeynta aan kala joogsiga la hay nee ay waqooyiga...
Madaxweynihii hore ee Turkiga oo Geeriyooday iyo Milicsiga hoggaamintiisii waddankaas
Ankara (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Turkiga, Kenan Evren, oo waddankaas ku qabsaday afgenbi Milatari oo dhiig badan ku daatay sannadihii 1980-maadkii, ayaa ku geeriyooday...
Dawladnimo durugtay – W/Q: Faarax Maxamed
Waa taa mar labaad dib loo noqday. Hannaankii iyo habkii lagu ballamayna la garab maray. Waxa beri hore la isla qaatay in hab dimuqraadi oo...
Xukuumadda oo ka hadashay Diyaar-garowga Xuska 18-May oo sannadkan Habacsanaani ka muuqato
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa si kooban uga hadlay hanaanka u diyaar garowga xuska maalinta qaran ee 18-ka...
Ruushka oo Dhoolas-tus Milatari oo Cajiib ah ku xusay 70-guurada Guushii uu ka gaadhay Dagaalkii labaad ee Adduunka (Daawo Sawirrada)
Moscow (SLpost)- Dowladda Ruushka ayaa maanta u dabaal degtay 70-guuradii ka soo wareegatay guusha ay ka gaadheen dagaalkii labaad ee Adduunka oo Ciidamadii Midowgii...
Daawo Sawirrada Munaasibad Abaalmarin Caalami ah lagu guddoonsiiyey Guddoomiyaha HORNWATCH
San Francicso (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqal Iinsaanka Geeska Afrika (Hornwatch) ahna Afhayeenka ururrada Xuquuqal-Aadamaha Somaliland, Saleebaan Ismaaciil Bullaale, ayaa habeen hore lagu guddoonsiiyey magaalada San...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

