Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Wasiirka Warfaafinta Iyo Guddoomiyaha DAWAN Oo Ka Warbixiyay Hawl-galkii Ugu Horeeyay Madbacad Cusub Oo Wargeysku Leeyahay

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa soo kormeeray hawl-galkii ugu horeeyay ee madbacad cusub oo uu leeyahay...

Qadar Oo Lagu Eedeeyay Tacadiyo Ka Dhan Ah Shaqaalaha Soo Galootiga Ah

Doha, (SLpost)- Hay'adda u dooda xuquuqda aadamaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in loo baahan yahay in Qadar ay wax badan ka qabato xaaladda...

Daacish Oo Ciidamada Suuriya Ka Qabsaday Magaallo Istaraatiji Ah

Palmyra, (SLpost)- Warbaahinta dalka Suuriya ayaa sheegaysa in xooggaga Daacish ay ciidammada dawladda ka qabsadeen magaalada qadiimiga ah ee Palmyra. Qabsashada Palmyra ayaa guul weyn...

Sucuudiga oo u kala Hiilayey dalalka Djibouti iyo Imaaraadka oo Khilaaf dibloomasiyadeed u dhexeeyo

Djibouti (SLpost)- Khilaaf dhexmaray wadamadda Jabuuti iyo Imaaraadka ayaa la sheegay inuu ku keenay isbeddel siyaasadeed xidhiidhka u dhexeeya Boqortooyada Sacuudiga iyo Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Madaxweynaha Turkiga oo dalal Somaliland ku jirto ka codsaday xidhitaanka Dugsiyo Maalgelin ka hela Urur Mucaarad ku ah Dowladdiisa

ANKARA (SLpost)- Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Dayib Erdogan, ayaa dhowaan soo saaray wareegto ugu baaqaysa Madaxda 140 waddan oo Shanta Qaaradood ee adduunka ku...

Xukuumadda Iyo Axsaabta Mucaaradka Ah Oo Gaadhay Heshiis Hordhac Ah

Hargeysa, (SLpost)- Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa maanta uu u furmay wada-hadal ku wajahan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo...

Masar Oo lagu Eedeeyay Tacadiyo Galmo Oo Tiro Badan

Qaahira, (SLpost)- Ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa si weyn u adeegsanaya tacaddiyada dhanka galmada ah oo lagula kaco dadka la soo xidho, sida lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img