Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Itoobiya oo Axadda Maanta looga dareerayo Doorashadeedii 5aad, tirada Xisbiyada ku loolamaya iyo Saadaasha laga bixiyey natiijadeeda

ADDIS ABABA (SLpost)- Maanta oo Axad ah, waxa dalka Itoobiya looga dareerayaa doorashadii Saddexaad ee Shacabku hab-dimuqraaddi ah wax ku doortaan, muddada 20-ka sanno...

Israel Oo Dad Reer Falstiini Ah U Xukuntay Qoraal Ay Facebook Dhigeen

Jerusalem, (SLpost)-  Iyab Shalabi ayaa loo ogolaaday inuu booqdo aabihii oo ilaa bishii December ee sannadkii hore u xidhan ciidamada dalka Israel. Omar oo reer...

Itoobiya Oo Maanta Looga Dareeray Doorashooyin

Addis Ababa, (SLpost)- Dadweynaha Itoobiya ayaa maanta oo axad ah u dareeraya doorashooyinka guud ee dalkaas, taasoo ay ka qayb galayaan in ka badan...

“Burburkii wada-hadaladii Turkiga kaddib, wada-xaajood telefoon wuu na dhexmaray (Somaliland)” – Wasiirka Daakhiliga Soomaaliya

Muqdisho (SLpost)- Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin nabada iyo horumarka Somaliland gaadhay, laakiin qabaan in midnimo ay qaadato lagu sii adkaan...

Hargeysa: Golaha Deegaanka oo dhagax-dhigay Machad Saxaafadda lagu baranayo oo lagu maamuusay Halyeygii Xorriyatul-qowlka Somaliland

HARGEYSA (SLpost)- Xildhibaannada golaha deegaanka Caasimadda oo uu hor kacayo Maayarka Caasimadda, ayaa maanta dhagax-dhigay dugsi cilmiga saxaafadda lagu baran doono, dugsigaas oo loogu...

Muxuu Xaaji Cabdi-waraabe ka yidhi in go’aankii Guurtida mid ka duwan ka soo baxo Wada-hadallada u socda Mucaaradka iyo Xukuumadda?

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waraabe) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaa xukuumadda iyo Mucaaradka ugu baaqay inay xal kama dambays...

Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii (Qaybta 2aad)

“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img