HomeGuddida Doorashooyinka Oo Soo Bandhigay Waqtiga Rasmiga Ah Ay Doorasho Ku Qaban...

Guddida Doorashooyinka Oo Soo Bandhigay Waqtiga Rasmiga Ah Ay Doorasho Ku Qaban Karaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLP)- Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay madaxweynaha u gudbiyeen waqtiga rasmiga ah ee ay u qorsheeyeen inay dalka doorasho ka dhacdo, kuwaasoo u muddeeyey 1-da June 2016-ka.guddida Doorashooyinka

Toddobada xubnood ee guddida doorashooyinku ka kooban yahay ayaa sheegay inay xilliga doorashada madaxtooyadda iyo wakiilladu dhacayso ay u jaan-gooyeen 01-da June 2016, taasoo u dhiganta inay muddo sanad ah loo kordhinayo waqtiga xukuumadda madaxweyne Siilaanyo.

Guddida doorashooyinka Somaliland oo maanta kulanla yeeshay xildhibaannada golaha wakiillada ayaa kulankaas kaga warbixiyay sida hawshu u socota iyo xilliga ay u asteeyeen doorashadda, waxaana halkaasi su’aallo ku waydiiyey xildhibaanadda.

“Komishanka doorashooyinku waxa uu maanta golaha u hor yimid si uu uga xog waramo wixii u qabsoomay mudaddii aanu xilka haynay, waxaanu madaxweynaha xalay u gudbinay in doorashadda madaxtooyadda iyo Wakiiladdu dalka ka qabsoomi doonto bisha 01, June 2016-ka,” ayuu yiri gudoomiyaha guddidda Doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa la filayaa inuu u gudbiyo waqtiga guddida doorashooyinku soo cayimeen golaha guurtida si xilligaas ugu daraan xukuumadda, isla markaana u kordhiyaan.

Asxaabta qaranka ee doorashadu khusayso ayaa soo dhaweeyay qorshahan Komishanku soo bandhigay, balse mudaneyaal Komishanka su’aalo waydiiyay ayaa ku doodday inaan Komishanku sharci u lahayn cayimida waqtiga doorashada balse ay tahay arrin guurtida u taala.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories