HomeTirada iyo dalalka laga leeyahay Baasaaboorro Been-abuur ah oo lagu qabtay Madaarka...

Tirada iyo dalalka laga leeyahay Baasaaboorro Been-abuur ah oo lagu qabtay Madaarka Hargeysa iyo Dareennada ka dhashay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaarka caalamiga ah ee Cigaal ee magaalada Hargeysa, ayaa intii u dhaxay bishii August ee sannadkii 2013-dii iyo bilowgii sannadkan, waxa lagu qabtay baasaboorradii ugu tirada badnaa ee Been-abuur ah oo ay siteen dad ka soo degayey iyo kuwa ka dhoofayey madaarka.

Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil iyo Taliyaha Laanta Socdaalka ee Madaarka Gaashaanle Cabdi Saleebaan, ayaa soo bandhigay 320 Baasaboorro been-abuur ah oo sannadkii u dambeeyey lagu qabtay madaarka Hargeysa, kuwaas oo ay siteen dad ka soo degay iyo kuwo ka dhoofayey madaarka.

basabooroBaasaaboorrada Ajaanibka ah oo ay Qabteen Ciidamada Ammaanka iyo hawl-wadeennada Madaarka Cigaal International Airport, ayaa laga leeyahay waddamo ka tirsan Qaaradda Yurub iyo Woqooyiga Ameerika.

Labada masuul oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Madaarka kaddib shir lagaga hadlay oo masuuliyiinta madaarka iyo laamaha Amnigu kaga hadleen arrintan, ayaa soo bandhigay 320 Baaboor oo laga leeyahay sagaal waddan oo ku yaala qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga Ameerika.

In kasta oo documentiyada sharci-darrada ah ee masuuliyiinta iyo laamaha Ammaanka Madaarku soo bandhigeen, ay yihiin kuwii ugu tirada badnayd iyo markii u horeysay ee la shaaciyo baasaaboorro been-abuur ah oo la qab-qabtay, balse masuuliyiintu ma sheegin halka ay ku dambeeyeen iyo tallaabada ay ka qaadeen dadkii sitay ee lagu qab-qatay baasaboorradan, taas oo calaamatul-su’aal galisay ujeeddada laga leeyahay maadaam aan la shaacin tallaabadii laga qaaday iyo halkay ku dambeeyeen dadkii lagu qab-qabtay.

HALKAN KA DAAWO MASUULIYIINTA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories