HomeWasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga oo Buug ka Qoray Xadhiggiisii iyo Dhacdadii...

Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga oo Buug ka Qoray Xadhiggiisii iyo Dhacdadii Gurigiisa lagu weeraray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Waaxda Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Kulmiye, Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa markii u horeysay ka hadlay Dhacdo Ciidamada Ammaanku wakhti habeenimo ah ku weerareen Gurigiisa magaalada Hargeysa badhtaha sannadkii hore.

cabdilaahi AbokorCabdilaahi Abokor oo xukuumaddu ku eedaysay inuu hawlanaa falal ammaanka ka dhan ah iyo inuu Aflagaaddo Qaran ku kacay, ayaa sababtay in go’aan maxkamadeed oo lagu fuliyey Xukun saddex sannadood ah uu ugu jiray Xabsiga Dhexe ee magaalada Hargeysa lixdii bilood ee ugu dambeeyey balse lagu waxa maalintii Isniinta ee todobaadkan cafis madaxweyne lagu sii daayey.

Wasiir ku-xigeenkii hore ee Ammaanka oo maanta warfidiyeennada ugu warramay isaga oo ku sugan casuumad xisbiga UCID u fidiyey, waxa uu sheegay inuu buug ka qoray dhacdooyinkii ku xeernaa xadhiggiisa muddadii uu xidhnaa iyo dhacdadii lagu weeraray gurigiisa oo uu ku tilmaamay mid aan qalbigiisa ka go’in oo xannuunkeeda lahayd, waxaanu ku dooday inaanay bulshada Somaliland fahmi karin xilligan qorsheyaashii laga lahaa xadhiggaas haddii uu ka hadlo, balse waxa uu ballan-qaaday inuu fasiraadda Dhacdooyinkaas bulshada ugu soo bandhigi doono Buugga uu Xabsiga dhexdiisa ku qoray oo wakhtigan qabyo ah.

HALKAN KA DAAWO

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories