HomeMadaxweynaha oo Xadhigga ka jiray qaybo ka mid ah Jidka Dawga Cad...

Madaxweynaha oo Xadhigga ka jiray qaybo ka mid ah Jidka Dawga Cad oo la dhammaystiray iyo Wacdarihii soo-dhawaynta Shacabka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (Somalilandpst)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhiga uu kaga jaray Wejigii koowaad ee Dhismaha Dawga-cad .

Madaxweynaha oo saaka ka amba-baxay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa intii uu dhex maraayey jidadka waa weyn ee caasimada waxa si weyn ugu soo dhaweeyey shacbiga caasimada isaga oo madaxweynuhu sii watay socdaalkiisa waxa uu tuulooyinka iyo degmooyinka ku sii maray bulshada qaybeheeda kala duwan oo si diiran ugu soo dhaweeyey kolba halka weftigi soo gaadho, ugu danbayna waxa uu gaadhay dawga-cad korkiisa oo uu madaxweynuhu bilowga dhismaha wadada dawga-cad, xadhiga kaga jaray, ka dibna uu kormeer ku soo maray guud ahaan dhismaha wadada cad isaga oo madaxweynuhu halkay hada ku joogto ka soo laabtay, iyada oo halkaasina ka sii socondoonta.

DSC_0074Intaasi ka dibna waxa uu madaxweynuhu ku soo noqday goobtii loo asteeyey xaflada furitaanka oo qado sharafna loogu sameeyey madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland iyo weftigii ku wehelinaayey safarkiisa oo ahaa wefti aad u culus kana koobnaa madax-dhaqameed, xildhibaano,wasiiro, iyo marwada madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde, ganacsato, culimo awgiinka dalka, waxgaradka iyo indheer-garadkaba.

Ka dibna waxa uu madaxweynuhu ku soo guryo noqday una soo caraabay caasimada Somaliland oo markii uu soo gaadhay ay bulshadu tubnayd jidadka hareerihiisa una sacabo tumayeen, madaxweynaha oo isna salaam gacan-haadis ah kaga gudoomay shacbigiisa sharafta iyo qadarinta mudan ee bacadka u tubnaa.

somalilandpost.net

hargeysa./Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories