Heesaha Iyo Muyuusiggu Ma Xaaraanbaa Mise Waa Xalaal – XOG-WARRAN IYO XAAB-QAAD
XOG-WARRANKA KOOWAAD Bismillaah, wassalatu wassalamu cala Rasuulillah. Waxa magaalada Hargeysa maalmihii ugu danbeeyay laysla dhexmarayay suaal ah heesaha iyo muyuusiggu ma xalaal baa mise waa...
Laba Isku Kay Qaban La’a (Q1aad) – Hamse Bashe Muhumed
Waxaa wakhtiyadan dambe ka socoday meelo badan oo kamid ah waddanka in laga dhiso waddooyin qurux badan, misana marka laga hadlo magaalo madaxadda Hargaysa...
Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka u soo bandhigtay Amni-darrada iyo Qalalaasaha Kooxda Cali Khaliif ku fooggan yihiin
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa beesha caalamka u soo bandhigtay tallaabo malleeshiyaadka Kooxda Khaatumo loogu qancinayo inay ka waan-toobaan falalka deggenaanshiyo la’aanta iyo iska-horimaadka...
Somaliland oo Qaramada Midoobay iyo Maraykanka kala hadlaysa Qaddiyadda Madax-bannaanideeda xilli ay jawaabo kulul ka bixisay Baaqyo ka soo yeedhay
Addis Ababa (SLpost)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qaddiyaddeeda gooni-isu-taagga iyo kasbashada aqoonsi buuxa oo ay ka hesho beesha caalamka kala hadlaysa dawladda Maraykanka iyo...
Saxaafadda iyo Kala-fogaynta Bulshooyinka – W/Q: Najiib Cabdiwali Cabdi Xiis
Saxaafaddu Waa indhaha iyo dhagaha Bulshooyinka Caalamka Udhawaaqaha Dhibanayaasha Aduunka iyo Dheeli Tirka Hanaanka isgaadhsiineed Ee Adduunka. Sida lawada ugsoonyahay warbaahintu waa curiyaha nabada iyo...
Cawayska Kulanka Fanaaniinta Ugu Caansan Geyiga Soomaalida iyo Bandhig-faneed aan loo kala hadhin oo ay diyaariyey reer Hargeysa
FANAANIINTA ugu caansan Soomaaliyeed wakhtigan la joogo, ayaa bandhig-faneed aanay u kala hadhin ku qabanaya Hotel Crown ee magaalada Hargeysa marka ay taariikhdu tahay...
Yuhuudda ku Dhaqan Waddanka Guatamela oo La Kulmay Qax iyo Barokac la mid ah Xasuuqii Gaza laga geystay
Hargeysa (SLpost)- In ka badan 230 Yuhuud ah oo dhaqan Galbeedka waddanka Waddanka Guatemala ee ku yaala qaaradda Latin Ameerika, ayaa ka barokacay guryahoodii,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

