HomeLaba Isku Kay Qaban La’a (Q1aad) - Hamse Bashe Muhumed

Laba Isku Kay Qaban La’a (Q1aad) – Hamse Bashe Muhumed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

HAMSEWaxaa wakhtiyadan dambe ka socoday meelo badan oo kamid ah waddanka in laga dhiso waddooyin qurux badan, misana marka laga hadlo magaalo madaxadda Hargaysa in Lasameeyo meelo aad u qurux badan oo waddooyin iyo Marmar ay dadku maraan loo sameeyey, oo indhuhu kusoo hiranayaan markaad aragto, Mahadaasna Ilahay loo celinayo, marlabaadkana Dawlada hoose, marsadexaadna shacabka iyo ganacsatada.

Hadaba Nimco waliba Nusqaan leh waxaa jira in wakhtiyadan soo socoda ay kusoo beeganyihiin wakhtigii gu’ga iyo roobabku ka di’i jireen dhulkeena. Taasina laga filan karo waxkasta oo dhici kara.

Hadaba su’aasha meesha taal waxay tahay waddankeenu ma leeyahay meelo biyo mareeno ah? Misana waddooyinkan cusub ee leh marmarka iyo quruxdu ma leeyihiin meelo biyo mareeno ah? Jawaabta iyada oon la raadin ayaa wax afku kaa xadayaa MAYA ! iyo dee kuwo hore ayaa jiray oo hadda way AASMEEN!(ciid baa ka buuxsantay).

Taasi waa mid khasaare iyo waxqabad la’aan ku ah dadkii iyo masuuliyiintii sameeyey waddooyinkan quruxda badan, waayo sidaan ka warqabno Da’aadka(biyaha roobku) waxay maraan oo qudha waddooyinka taas oo hadhow ka dhigaysa meel ciid iyo dhooqo leh oo nusqaan daro ku ah quruxdii iyo qaayihii ay lahaayeen waddooyinku misa awooda biyaha maraya ay sababaan in godod iyo dilaacyo ay sameeyaan.

Haddaba miyeyna ahayn in kahor inta aan la dhisin waddooyinka in dhalinyarada bilaa shaqada ah ee qaadka iyo garaabada la fadhiya meelaha xun-xun in laga faaidaysto oo la qodo misana ciida laga soo guro meelaha biyo mareenada ah?

Waxaa cajiib ah oo arin lalo yaabo ah in dadkan dawaldu ay doonayaann in ay wax u qabtaan dadka iyo dalka, misana ay rabaan in waxqabadkoodaas ay sumcad iyo sharaf ku yeeshaan si hadhow xiliga soo socoda ay cod uga helaan bulshada, Laakiin taas waxaa ka soo horjeeda oo ah mid lala yaabo in waxqabadkoodii noqodo mid muhiimada uu leeyahay tahay mid wakhti kooban uun la xasuusto ee muddada dheer aan jirin.

Wax laba aan is qaban ah in waddooyin qurxoon oo marmar leh in la sameeyo oo lugu da’daalo, Laakiin se aan loo samayn meelihii ay ku bedbaadi lahaayeen waddoyinkaas sida meelo biyuhu maraan, Meelo baabuurta iyo basasku waddada uga baxaan xiliga ay istaagayaan (Bus stop), iyo Laydhadh ka dhiga waddadaas qurxoon mid habeenkii muuqata oo leh bilic lugu soo hirto.

Hawsha dawlada hoose waddaa ayaa ah mid dadka shacabka ahi ku macneyeen in ay tahay “Qawda maqashii waxna Ha u qaban”

 

La socod qaybta 2aad …………………..AQOONSIGA SOMALILAND

ALLAHA MAHAD LEH

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories