Baaq: Jaaliyadda Beesha Maxamed Sh. Isaxaaq (Cimraan) ee dalka Norway
Anagoo ah Jaaliyadda Beesha Maxamed Sheekh-Isixaaq ee Cimraan, waxaan taageersanahay baaqii uu ka soo baxay London ee uu soo saaray Afhayeenka beesha ee Yurub...
“Midnimadii Somalia waa tii fashilantay, diyaarna uma-nihin durbaanka Somali-weyn, dadkaygu waxay diyaar u yihiin inay dhiigooda ku difaacaan”
Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga fal-celiyey Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya oo Gole-weynaha Adduunka ee Qaramada Midoobay ka sheegay inuu muddo laba...
Madaxweynaha oo Ka Qayb-galay Xaflad loo qaybta Boqolaal Ardayda oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda Hargeysa iyo Xisbiyada Mucaaradka oo ka qayb-galay (SAWIRRO)
“Waxa hubaal ah in dhalinyaradu u baahan yihiin shaqooyin iyo nolol fiican, balse waxa lagu gaadhi karaa dedaalka iyo barashada cilmiga oo aan laga...
Telefishanka Universal oo mar kale dib uga hawl-galaya Somaliland iyo maamulka Guud oo Raalli-gelin ka bixiyey Barnaamijyo Xukuumaddu Aflagaaddo Qaran ku tilmaantay (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Maamulka telefishanka UNIVERSAL oo xaruntiisa guud tahay magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa xukuumadda iyo Shacabka Somaliland ka raalli-geliyey barnaamij laga baahiyo...
Xasan Sh Maxamuud oo hirgelinta Midnimada Soomaaliya u qabtay muddo laba sanno ah
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay in dalkiisu khatar ugu jiro amni-darro iyo deggenaansho la’aan wakhtigan soo food-saartay, waxaanu ku...
Halkuu ku dambeeyey heshiiskii Raysal-wasaare-nimo ee Cadami iyo KULMIYE dhex-maray 2008-dii?
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in loo baahan yahay ku dhiirrashada wax ka beddel lagu sameeyo Sharciga dalka si...
Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo ka hadlay heshiis Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo nuxurka waxyaabaha uu ku saabsanaa
Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, ayaa sheegay inay madaxweyne Siilaanyo ka heshiiyeen xurguftii siyaasadeed ee ku dhexmartay Xisbiga Kulmiye kulan uu madaxweynuhu ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

