Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Jamaal Cali Xuseen oo Kali-talisnimo ku tilmaamay go’aanka xukuumaddu ku bilowday Diiwaangelinta Madaniga ah oo aan sharciyaddeeda la xalaalayn

Waxa uu si adag u cambaareeyey xadhig ciidamada ammaanka ee gobolka Gabiley kula kaceen xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee magaaladaas, kaas oo uu...

Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay Qorshe lagu higelinayo Halbeeg jaan-goynaya Dhismaha Waddooyinka dalka

“Diyaarinta Qabyo-Qoraalka Halbeega Waddooyinku Dalku Waa Talaabo Horumar ah oo Horay loo Qaaday” Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa...

Xisbiga Waddani oo sharci-darro ku tilmaamay Qaabka Xukuumaddu u gudo-gashay bilowga Diiwaangelinta Madaniga ah

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sharci-darro nidaamka dalka baalmarsan ku tilmaamay diiwaangelinta Madaniga ah oo xukuumaddu bilowday maanta maadamaa goolayaasha Sharci-dejinta...

“Waxaan Shirkadda Dahabshiil ka raalli-gelinayaa qoraal cabasho ah aan ka baahiyey” Cabdicasiis Cali Nuur

“Anigoo ah Eng. Cabdicasiis Cali Nuur, waxaan raalli-gelin ka siinayaa Shirkadda Dahabshiil qoraal cabasho ah oo aan qoray toddobaadkii hore, isla markaana Asxaabta Facebook...

Madaxweyne Siilaanyo oo digreeto uu soo saaray ku abuuray Ciidanka ilaalinta Sahanka iyo Soo-saarka Shidaalka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer madaxweyne dhaqan geliyey aasaasida Ciidanka ilaalinta ammaanka goobaha laga wado sahaminta Shidaalka iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo war ka soo saaray diiwaangelinta Madaniga ah oo uu qaatay Kaadhkii ugu horreeyey oo Taariikhdiisa dhalashadu Qaldan tahay

Maxaa sababay kala-duwanaanshaha Taariikhdii dhalashada ku xusan laba Diiwaangelinood oo Afar Sanno u dhaxayso!? Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa...

Sheekh Aadan Siiro Muxuu ka yidhi Dilkii Saraakiisha Ciidanka, fulin la’aanta Xukunnada Dilka iyo Dhibaatada ay Shacabka iyo ammanka ku hayaan Dhalinyarada Xaafadaha ka...

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay dilkii saraakiisha Ciidanka Qaranka loogu geystay deegaanka Qorulugud ee gobolka Buuhoodle, kaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img