Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Xaflad Lagu Maamuusay Ardayda ILAYS oo Kaalmaha ugu Horreeya ka Galay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Dhexe

Dugsiyada Dhexe ee Ileys oo lix arday ku yeeshay 20-ka arday ee ugu sarreeyey dalka oo dhan Hargeysa (SLpost)- Xaflad lagu fooladaynayey ardayda wax ka...

Shirkadda Dahabshiil oo Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir Waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka la xidhiidha oo London lagu qabtay

London (SLpost)- Shirkadda Dahabshiil Group ayaa Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir lagaga hadlay kala-korodhsiga Khibradaha ama waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka ee bilawgiisa uu...

Duuliye ka tirsan Ciidamada Cirka Sucuudiga oo loo xidhay Duqeynta Kooxda DAACISH oo uu diiday inuu ka qayb-qaato

Jeddah (SLpost)- Duuliye-sare oo ka tirsan Ciidamada Cirka boqortooyada Sucuudiga, ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu diiday inuu ka qayb-qaato duqeynta ay...

Madaxtooyada oo Casho-sharaf ku maamuusay 790 Arday oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda Hargeysa (DAAWO SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa caawa munaasibad ku kulmiyey ku dhowaad siddeed boqol oo arday oo maanta ka qalin-jabiyey...

Xildhibaan iftiimiyey sababaha horseedka u ah Qiime-bararka Maceeshadda iyo Waxa lagaga bixi karo

"Waa in shaqo loo abuuraa Ardayda Jaamacadaha ka baxaysa iyo kuwan badda isku-daadinaya iyo kuwan immika la leeyahay waa loo taag-waayey (rabshadaha dhalinyarada), haddii...

Salma Aadan Cabdi Ciise oo noqotay inanta keliya nasiibka u yeelatay 10-ka Arday ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsigayada sare ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Salma Aadan Cabdi Ciise ayaa ka mid noqotay  tobanka arday ee ugu sareeya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Somaliland oo maanta...

Isbeddel ballaadhan oo sannadkan ka soo baxay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dusgiyada Dhexe/Sare oo maanta la shaaciyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay Natiijada imtixaanaadka Shahaadiga ah Fasalada 8-aad ee Dugsiyada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img