Dhakhtar u dhashay Dalka Maraykanka oo laga helay Cudurka Ebola
New York (SLpost)- Dhakhtar u dhashay waddanka Maraykanka, xaruntiisuna tahay magaalada New York oo dhowaan socdaal ku tagay waddanka Guinea ee Galbeedka Afrika, ayaa...
Halkan Ka Dhegayso Wararka iyo Barnaamijyada RADIO HIRAD ee Todobaadkan
Radio Hirad waa Idaacad ONLINE ah, kuna hadasha Afka Soomaaliga oo xarunteeda Koowaad tahay magaalada Hargeysa.
Xisbiga WADDANI oo Dr FADAL Dib ugu magacaabay Xilkii uu isaga Casilay Xubinimada Komishanka oo uu ku hungoobay
Xisbiga WADDANI oo Dr Maxamed Cismaan FADAL Dib ugu magacaabay Xilkii uu isaga Casilay Xubinimada Komishanka Doorashooyinka oo uu ku hungoobay Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka...
Qaadhaan-bixiyeyaasha taageera Nidaamka Dimuqraadiyadda Somaliland oo Shuruudo ku xidhay Bixinta Dhaqaalaha ay ku bixinayaan Doorashooyinka 2015-ka oo ay diyaareen
Nairobi (SLpost)- Guddoomiyeyaasha saddexda xisbi ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa caddeeyey in kulamo ay magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula yeesheen qaadhan-bixiyeyaasha caalamka...
Natiijada Kulan Dhexmaray Xubnaha Cusub ee Komishanka Doorashooyinka iyo Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Guddida Arrimaha Gudaha iyo Nabadgelyadda ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaaciyey inay ku qanceen in xubnaha cusub ee Komishanka Doorashooyinka buuxin karaan...
Ciidamo ka tirsan Ilaalada Xeebaha oo tabobar loo xidhay, Agab iyo Doonyo lagu wareejiyey iyo Midowga Yurub oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Hawl-gallada ka wada Geeska Afrika iyo Galbeedka Badweynta Hindiya (EUCAP), ayaa magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil...
Dawladda Ethiopia oo dalkeeda Ka mastaafurisay Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Sababta ka dambaysa
Addis Ababa (SLpost)- Hoggaamiyaha Kooxda la magac-baxday Khaatumo ee Nabad-gelyo-darrada ka wada deegaamada Bariga Somaliland, ayaa dawladda Itoobiya ku amartay inuu dalkeeda si deg-deg...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

